DHUL IIB AH.
Goobta hargaysa gaar ahaan madaarka dhankiisa hawd ama koonfureed una dhaxeeya wadada salaxlay iyo wadada baligubadle.
Cabirka dhulku waa ( 80 bay 60) ama 24x18m.
$7000 kun ayaa lagu baayacayaa
Dhulku waa dhulsiman oo dhexna kujira heshiiskuna waa furanyahay