![QR CODE](https://www.riqiis.com/oc-content/uploads/qrcode/352_588734d1787f9333d1ffa0175f2c71aa_2.png)
Dhul iib ah
Cabirka : 80×60
Goobta : Karaksharka (amaano boarding School buu dhinaca galbeed ka xigaa)
Faahfaahinta :
• Waa dhul magaaladu gaadhay
• Laamiga wayn u jira 130meter (waa laynka 5aad)
• Waa dhul sharci leh
Qiimaha : 15,000$