
Waa guri ka kooban 4qol
2 hurdo 1,fadhi_iyo_cunto iyo qolka
Hore oo irid banana ah
Waa guri biyo leh. Wada marmarna ah
Daarad wayn
Magalada: Laascanood
Xaafada: Aji qooraansay
Waxa uu xaga danbe ka soo eegayaa
Guriga Aji qooransay.
Qiimaha: (4×45)= $180