
Waa guri ka kooban 5qol.
4 hurdo fadhi_iyo_cunto
Waa guri biyo leh. Wada marmarna ah
Baraag iyo labo taangi.
Daarad wayn oo wasac ah
Oo 3 gaaadhi qaada
Qolkii securty
Magalada: Laascanood
Xaafada:# Gosha aaga
Guriga garad Abshir
Qiimaha: (50×5)= 250