
GURI IIB AH Nooca: Guri iib ah Degmada: Ibraahim koodbuur Xaafada: 150-ka Goobta: Waqooyiga wadada 150-ka Qolalka: Fadhi iyo cunto isku furan, afar hurdo ah, kitchen iyo seddex suuli. Qiimaha: $63000 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh Telesom Somtel