Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada cabaaye,
Waxanu udhow yahay wadada cad,
Waana guri biyo leh oo ku yala meel istarajiya una dhow baskii iyo dhamaan adeegyadii,
Waana afar qol iyo dayrkii iyo laba suuli iyo kijo,
Qiimuhu waa 34,000$ waxna waa layska dayn karaa,