![QR CODE](https://www.riqiis.com/oc-content/uploads/qrcode/1303_807b20182f5d5d0c714ab51ed0f68094_2.png)
Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Jigjigayar.
Waxan udhow yahay hutelka mansoor.
waana afar qol oo hurdaa , fadhi iyo cunto,iyo kijo, iyo saddex suuli, iyo dayrkii,
Waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday loona dhisay nashqad cusub oo cajiib ah.
Qiimuhu waa 58,000$waxna waa layska dayn karaa.