
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada boqol-jire
Waxanu u dhowyahay guriga maayirka ee boqol-jire.
Qolalkiisuna waa afar qol oo hurdaa,fadhi-cunto, saddex suuli, kijo iyo dayr.
Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub.
Qiimuhu waa 52,000$ waxna waa layska dayn karaa.