
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar.
Waxanu u dhowyahay jamacada admas ama istaanka basaska eeJigjigayar.
Qolalkiisuna waa afar qol oo hurdaa,fadhi-cunto, saddex suuli, kijo iyo dayr.
Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub.
Qiimuhu waa 69,000$ waxna waa layska dayn karaa