
GURI IIB AH
House for sale
Macmiil waxaan kuu haynaa guri iib ah oo kuyaala xaafada cali black qaybta soo xigta
Schoolka Ayatiin secondary school
Waana guri ka kooban 3 qol 2 suuli madbakh
Kuna yaala position fiican
Cabirka =15mx7.5m =halwado
Qiimaha =$27,500
Available to borama