
Beer iib
Waxan idiin hayaa Beer iiba oo Cabirkeedu Yahay 220x190=41,800 square meter Beertani Waxay ku taalaa koonfurta Magaalada Borama Mesha loo yaqaano Gorayo Cawl Waxayna Galbeedka ka Xigtaa Wadada Laamiga ah ee isku Xidhadha Borama iyo Hargaysa Waxayna u jirtaa Wadada Qiyaas Dhan 300m Waana Beer Meel Fiican ku taala Qiimuhuna Waa 32,000$
Available to borama