![QR CODE](https://www.riqiis.com/oc-content/uploads/qrcode/767_4d33e728bc85740ab27557d2dcff958a_2.png)
Legal Documments are Available
Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada WARAABE DAREERRI / KAALINTA INA ODAY
waxanu udhow yahay
KAALINTA INA ODAY WADADA JABUUTI
cabirkeduna waa 15m×30m,waxana ka dhismi kara 12 qol iyo kijo iyo suli,