
Legal Documments are Available
Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada jigjigayar.
Waxanay dhinaca waqooyi ka xigtaa ama ay u dhow dahay garoonka baxsane ama guriga maayirka.
Waana jago dhex ah oo sharciyeysan.
Cabirkiisuna waa 18m×24m oo ay ka dhismi karaan hadii la qaybiyo laba guri oo mid lix qol ah iyo dayrkoodi.
Qiimuhu waa 38,000$ waxna waa layska dayn karaa