![QR CODE](https://www.riqiis.com/oc-content/uploads/qrcode/1108_89f1b562bb31c856822d35be0d555b21_2.png)
Legal Documments are Available
Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada sheedaha.Waxanay u dhowdahay iskuulka nuradiin ee sheedaha.Waana jago dhex ah oo sharciyeysan.Cabirkiisuna waa 20m×20m oo ay ka dhismi karaan hadii la qaybiyo laba guri oo mid lix qol ah iyo dayrkoodi.Qiimuhu waa 35,000$ waxna waa layska dayn karaa.