
Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada QOORGAAB LAMADAYDA BIRIISHKA CAMUUD
waxanu udhow yahay LAMADA ISGOYSKA ALXAYAAT
cabirkeduna waa 15m×15m,waxana ka dhismi kara 6 qol iyo kijo iyo suli,
Prcix:6000$ waxna waa layska dayn karaa,
Negotiations are open
waana meel udhow suuqii iyo dhamaan adeegyadii gaar ka ahaa,