
Jago iib
Land for sale
Jagadan Cabirkeedu Waa 30x15=450 square meter Waxay leedahay 2 Waddo Waxay ku taalaa Galbeedka Magaalada borama Xaafadda sh Nuur AMA Waraabe Dareerey Waxay jaarlatahay Isguulka Sh Nuur Laydhka iyo Biyuhuna Way ku jiraan Qiimuhuna Waa 10,000$
Available to borama