jagadan Cabirkeedu Waa 30x15= 450 square Meter Waxay leedahay 2 Waddo oo kala jeeda Waxayna ku taalaa Galbeedka Magaalada Borama Xaafadda sh cismaanka hoose (Xaaslayda)haljago Ayaana Ka Xigta Wadada laamiga ee highwayka waxayna leedahay Sharcigii Dowladda hoose Qiimuhuna Waa $22,000