Jagadani Cabirkeedu Waa 30x30=900 square meter Waxay leedahay 3 Waddo Waxayna Ku taalaa Galbeedka Magaalada borama Waxay koonfurta kaga beegantahay Xaafadda Wabar village Waana Meelaha Aadka Qiimahoodu u korayo Kuna Haboon In ladago Qiimuhuna Waa 13,500$