Showing 49 - 72 of 493 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
10 months ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
10 months ago/
1178800 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
59,000 $
GURI IIBA kuna yaala daloodho
3 years ago
Hargaysa somaliland Xafada daloodho Una dhow kalinta Boodaale 5qol iyo dayr,kijo iyo saddex suuli Qiimaha 59,000$ Waxna waa la iska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1081 hits
Hargeisa, SL
59,000 $
58,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay jamacada admas ama istaanka basaska eeJigjigayar. Qolalkiisuna waa shanv qol laba suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 58,000$ waxna waa layska dayn karaa
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1071 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
58,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada koodbuur. Waxanu u dhowyahay wadada if iyo akhiro. Qolalkiisuna waa shan qol iyo laba suuli, iyo kijo, iyo dayr. Waana guri hada gacanta laga qaaday oo cusub,kuna yaala meel istarajiya loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 58,000$ waxna waa la...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1074 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
58,000 $
guri iiba house for sale
3 years ago
Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Jigjigayar. Waxan udhow yahay hutelka mansoor. waana afar qol oo hurdaa , fadhi iyo cunto,iyo kijo, iyo saddex suuli, iyo dayrkii, Waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday loona dhisay nashqad cusub oo cajiib ah. Qiimuhu waa 58,000$waxna wa...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
696 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
57,000 $
GURI IIBA 20mx15m = 300m2 Houses for Sale
3 years ago
waxaan idiin haynaaa Guri iib ah oo kuyaala qoorgaab Waa shan qol Cabirka 20x15m Prcix: $57,000
Borama, SL/
3 years ago/
952 hits
Borama, SL
57,000 $
56,000 $
guiri iiba 15mx15m = 225m2 Borama house for sale
3 years ago
Macmiil waxaan kuu haynaa guryo iib ah oo kuyaala xaafada sh /cismaan Cabirka 15mx15m waana kaari kaarne Waxaana uu ku yaala meel fiican oo laamayda udhow Guryahaa wali lama galin hada ayaa faraha laga qaaday Qiimaha$56000
Borama, SL/
3 years ago/
1153 hits
Borama, SL
56,000 $
56,000 $
GURI IIBA 15mx15m = 225m2 Houses for Sale
3 years ago
waxaan idiin haynaaa Guri iib ah oo kuyaala Schoolka turkiga Cabirka 15mx15m Prcix: $56000
Borama, SL/
3 years ago/
830 hits
Borama, SL
56,000 $
55,085 $
GURI IIBA Waa ila 600 oo kare Houses for Sale
3 years ago
Waa guri iib ah oo ka kooban 7 qol Laba musqulood hal jiko ku yalaa xafada 7 udhow xafada Marsin Dhulk Waa ila 600 oo kare wuxuu haysta Laba jid Qiimahaa Waa 2600000birr 55085 dollar
Jigjiga, ET/
3 years ago/
2082 hits
Jigjiga, ET
55,085 $
55,000 $
Guri iiba cusub
3 years ago
Guri_iiba_cusub_Xafada_idaacada. Waxa idin hayna guri iiba oo 5 qola; 3 suuli,iyo kijo, kuna yala hargaysa gaar ahan xafada idaacada. #Guri_jaanisa_hore_ugaadh #5_qol #Dayr_gaadhi_gala #Madbakh_iyo_3suuli #La_xidhiidh:0633284567 #Qiimaha: 55'000$ waxna waa layska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
2411 hits
Hargeisa, SL
55,000 $
55,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah Waa guri ka kooban 4 qol, 2 Suuli,2 daaradood Goobta: Hargeysa Xaafadda:Gacanta Qiimaha Iibka: $ 55000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
418 hits
Hargeisa, SL
55,000 $
54,000 $
jago iiba 30mx30m = 900m2 Land for Sale
3 years ago
Legal Documments are Available waxaan idiin haynaa jago iiba ah Oo kutaala kantaroorkii hore Iyo ka imika dhexdoodo Cabrika 30mx30m Prcix $54000 Negotiations are open Sadex jidleh Laamyda haysata Wixii faahfaahina kala xidhiidh
Borama, SL/
3 years ago/
130 hits
Borama, SL
54,000 $
52,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri_iibhouse for sale Waxa idin hayna guri iiba oo 5 qola; 2 suuli,iyo kijo, kuna yala hargaysa gaar ahan xafada xawaadle.Biyuhu_waa_24hours5_qolMadbakh_iyo_2suuliLa_xidhiidh:0633284567Qiimaha: 52'000$ waxna waa layska dayn karaa.Available to hargeisa
Hargeisa, SL/
3 years ago/
955 hits
Hargeisa, SL
52,000 $
52,000 $
dhul iiba 30mx24m = 720m2
3 years ago
Legal Documments are Available Dhul Iib Ah. Xaafada : Calaamadaha , Agagaarka Dugsiga Shuruud, dhinac koonfureed ee Star 4 Cabirka : 30x24 Qiimahu Waa : $52,000