Showing 25 - 48 of 485 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
10 months ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
10 months ago/
1162219 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
75,000 $
guri iiba oo cusub oo cabirkiisu yahay24m12: 288m2
3 years ago
waxaan ku haya guri iib ah oo ku yaala hodan hilis waa guri cusub oo hada dhamaaday shan Qol iyo dayrkii meel fiican ku yaala cabirka gurigu wa 24m12 ayuu ka dhisan yahay waa ah lacagtu waa : $75000 063 4420529
Hargeisa, SL/
3 years ago/
156 hits
Hargeisa, SL
75,000 $
73,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah, kuna yaalla XaafadaJig-Jiga Yar, khaas ahaan Guriga Ex Mayor Soltelco agtiisa ama Garoonka Baxsane.12M×25M$ 73,000 open for nogotiation Waa guri ka kooban:Afar Hurdo gudaha ahQol Cunto iyo Fadhi ah, labo suuli gudaha ahMadbakhiiQol Iyo Suuli dibada ahGeydh 3 gaadhi gal ah.waa guri Cusub ah oo loo dhammeyst...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
2439 hits
Hargeisa, SL
73,000 $
73,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIBA JIGJIGAYAR MAANSOOR GALBEEDKEDwaa 22m×12m.waa 6 qol iyo 3 suuli, iyo kijo, iyo dayr. waa 73,000$ waxna waa layska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1035 hits
Hargeisa, SL
73,000 $
73,000 $
dhul iiba 24mx24m = 576m2
3 years ago
Legal Documments are Available DHUL IIB AH. Xaafada : Masalaha, Agagaarka Masaajidka Sheekh Mustafe. Cabirka : 24x24m, waxa Dheer 3m. Qiimahu Waa : $73,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
387 hits
Hargeisa, SL
73,000 $
72,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Hargeisa, Jig-jiga Yar, Bacaado, $ 72, 000. Wadahadalna furan.Afar qool hurdo ahQol fadhi iyo cunto ah.labo suuli oo gudaha ahKitchen Qol Iyo Suuli dibada ahGeydh Saddex Gaadhi gal ah.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1769 hits
Hargeisa, SL
72,000 $
72,000 $
guri iiba
3 years ago
guri iib ah kuna yaalla magalada hargaysa gaar ahan xafada JigjigayarWuxuu udhowyahay iskuulka gandi6qol iyo_qolkii service ahDayr 2gaadhi galaan iyo 3suuli,kijo.72,000$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
748 hits
Hargeisa, SL
72,000 $
72,000 $
guri iiba kuna Hargeisa - Jigjiga-Yar
3 years ago
waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Jigjigayar, waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday loona dhisay nashqad cusub, waana 6qol iyo dayrkii iyo saddex suuli iyo kijo, ee hore u gaadh macmiil. qiimahiisuna waa 72,000$ waxna waa layska dayn karaa, Call: Tell: +252-634848758 ...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1601 hits
Hargeisa, SL
72,000 $
70,000 $
GURI IIBA STRATEGY LOCATION AND NEW DESIGN
3 years ago
GURI IIBA WAA GURI JAANIS AH OO IIBA KUNA YAALA MEEL ISTARAJIYA EE HORE U GAADH MACMIIL, Wa.me/252634848758 Wa.me/252633284567 ●#Waxa idin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada sacadadiin. ●#Waxanu u dhow yahay sacadadiin mall, ●#Waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday,loona dhisay nashq...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1597 hits
Hargeisa, SL
70,000 $
69,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay jamacada admas ama istaanka basaska eeJigjigayar. Qolalkiisuna waa afar qol oo hurdaa,fadhi-cunto, saddex suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 69,000$ wax...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
562 hits
Hargeisa, SL
69,000 $
69,000 $
Guri iiba oo cusub
3 years ago
#GURI_IIBA_CUSUB_XAFADA_JIGJIGAYAR. #Gurigu_wuxu_leeyahay_garatiin. #6_qol #Qolkii_service. #Dayr_2_gaadhi_galaan. #Madbakh_iyo_3_suuli #La_xidhiidh:0634848758/0633284567 #Qiimaha: 69'000$ waxna waa layska dayn karaa. open for negociation
Hargeisa, SL/
3 years ago