Showing 1 - 24 of 285 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
11 months ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
11 months ago/
1515022 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
85,000 $
Guri iib ah BURTINLE/PUNT-SOM
1 year ago
4 bedrooms and large living room 3 bath
/
1 year ago/
574 hits
Unknown location
85,000 $
28,000 $
dhul iiba in borama
3 years ago
waxaan idiin haynaa jago iib ah oo ku taala borama xafada alxayaad. 30*30 $28,000
Borama, SL/
3 years ago/
2178 hits
Borama, SL
28,000 $
7,000 $
dhul iiba
3 years ago
DHUL IIB AH. Goobta hargaysa gaar ahaan madaarka dhankiisa hawd ama koonfureed una dhaxeeya wadada salaxlay iyo wadada baligubadle.Cabirka dhulku waa ( 80 bay 60) ama 24x18m.$7000 kun ayaa lagu baayacayaa Dhulku waa dhulsiman oo dhexna kujira heshiiskuna waa furanyahay
Hargeisa, SL/
3 years ago/
966 hits
Hargeisa, SL
7,000 $
22,000 $
dhul iiba
3 years ago
jagadan Cabirkeedu Waa 30x15= 450 square Meter Waxay leedahay 2 Waddo oo kala jeeda Waxayna ku taalaa Galbeedka Magaalada Borama Xaafadda sh cismaanka hoose (Xaaslayda)haljago Ayaana Ka Xigta Wadada laamiga ee highwayka waxayna leedahay Sharcigii Dowladda hoose Qiimuhuna Waa $22,000
Borama, SL/
3 years ago/
1136 hits
Borama, SL
22,000 $
115,000 $
guri iiba
3 years ago
guri aad u weyn oo qasri ah Waxanu kuyalla xafada boqol-jire gar ahan sacadadiin mall.waa 24m×18m ama 80 by 60.10 qol lix qol oo hurda, iyo fadhi-cunto, iyo laba qol oo services ah, iyo dayr weyn oo 4 gadhi galaan.waa 115,000$ waxna waa layska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1370 hits
Hargeisa, SL
115,000 $
25,000 $
dhul iiba in hargeisa
3 years ago
Dhul iib ah magaalada hargaysa gaar ahaan xaafada calaamada una dhaw dhakhtarka intertionalka dhankiisa galbeed Cabirkiisu waa 18x12. Qiimahu waa $25,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
458 hits
Hargeisa, SL
25,000 $
2,500 $
dhul iiba in hargeisa
3 years ago
dhul iiba in hargeisa gaar ahaan masalaha marka laraaco wadada baligubadle. Cabirkiisu waa 12x10 Qiimahu waa $25,00 heshiis kuna waa furan yahay open for negociation
Hargeisa, SL/
3 years ago/
965 hits
Hargeisa, SL
2,500 $
25,000 $
dhul iiba
3 years ago
DHUL_IIBA_MASALAHA_GALBEED. #Waxa idin hayna dhul iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahan xafada masallaha. #Udhow_kaydka_biyaha #Sharciyeysan_seesan. #Cabirku_waa_24m18m #Qiimaha_25'000$ waxna waa layska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
601 hits
Hargeisa, SL
25,000 $
48,000 $
Guri iiba
3 years ago
#GURI_IIBA_NEW_HARGAYSA_BAR_WARABE. Waxa idin hayna guri iiba oo ku yala xafada new hargaysa gaar ahaana bar warabe. #udhow_bar_warabe #gar_ahan_fooqa_shugri_baandare. #6_qol #Dayr_gaadhi #Madbakh_iyo_2_suuli. #Qiimaha: 48'000$ open for nogociation
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1185 hits
Hargeisa, SL
48,000 $