Showing 1 - 24 of 130 results
41,500 $
House for sale
3 years ago
GURI IIB AHGuri Biyo leh oo iib ah, kuna yaalla Xero-awr, khaas ahaan Jaamac Gunti12M×14M $41,500.Wadahadalna furanWaa guri ka kooban:Saddex Hurdo gudaha ahQol Cunto iyo Fadhi ah, Labo suuli gudaha ahMadbakhiiSuuli dibada ahDaarad dambewaa guri dhisme dhexe ah, sidoo kalena Biyo leh, Sariibadii, Buskii, Suuqii, iyo dha...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1513 hits
Hargeisa, SL
41,500 $
73,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah, kuna yaalla XaafadaJig-Jiga Yar, khaas ahaan Guriga Ex Mayor Soltelco agtiisa ama Garoonka Baxsane.12M×25M$ 73,000 open for nogotiation Waa guri ka kooban:Afar Hurdo gudaha ahQol Cunto iyo Fadhi ah, labo suuli gudaha ahMadbakhiiQol Iyo Suuli dibada ahGeydh 3 gaadhi gal ah.waa guri Cusub ah oo loo dhammeyst...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
2597 hits
Hargeisa, SL
73,000 $
7,000 $
dhul iiba
3 years ago
DHUL IIB AH. Goobta hargaysa gaar ahaan madaarka dhankiisa hawd ama koonfureed una dhaxeeya wadada salaxlay iyo wadada baligubadle.Cabirka dhulku waa ( 80 bay 60) ama 24x18m.$7000 kun ayaa lagu baayacayaa Dhulku waa dhulsiman oo dhexna kujira heshiiskuna waa furanyahay
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1004 hits
Hargeisa, SL
7,000 $
150 $
guri kiro ah
3 years ago
guri kiro ah hargeisa xaafada October Waa guri ka kooban 3qol kijo iyo suuli$150
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1088 hits
Hargeisa, SL
150 $
36,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIBA OO KU YALA HARGEISA XAAFADA XERO AWR 3 QOL $36000 FG,gurigu wuxuu leeyahey biyo
Hargeisa, SL/
3 years ago/
848 hits
Hargeisa, SL
36,000 $
35,000 $
guri iiba
3 years ago
guri iiba wuxu ku yala magalada hargeisa xafada XAWADLE wa 3 QOL $35000 FG,gurigu wuxuu leeyahey biyo wa good condition
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1189 hits
Hargeisa, SL
35,000 $
115,000 $
guri iiba
3 years ago
guri aad u weyn oo qasri ah Waxanu kuyalla xafada boqol-jire gar ahan sacadadiin mall.waa 24m×18m ama 80 by 60.10 qol lix qol oo hurda, iyo fadhi-cunto, iyo laba qol oo services ah, iyo dayr weyn oo 4 gadhi galaan.waa 115,000$ waxna waa layska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1427 hits
Hargeisa, SL
115,000 $
72,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Hargeisa, Jig-jiga Yar, Bacaado, $ 72, 000. Wadahadalna furan.Afar qool hurdo ahQol fadhi iyo cunto ah.labo suuli oo gudaha ahKitchen Qol Iyo Suuli dibada ahGeydh Saddex Gaadhi gal ah.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1819 hits
Hargeisa, SL
72,000 $
20,000 $
dhul iiba in hargeisa
3 years ago
baloodh iib ahin hargeisa wadada istaanka djibouti ka baxda inta aanay #batalaale gaadhin18m x 24m20,000$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
682 hits
Hargeisa, SL
20,000 $