Showing 97 - 120 of 173 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
1 year ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
1 year ago/
1848751 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
300 $
guri kiro hargeisa house for rent
3 years ago
WAA_KIRO Goobta:- masalaha/ina naxar / Hargeisa Qolalka:- 5qol laba suuli Kijin dayr gal leh Qiimaha: 300$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
517 hits
Hargeisa, SL
300 $
34,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada cabaaye, Waxanu udhow yahay wadada cad, Waana guri biyo leh oo ku yala meel istarajiya una dhow baskii iyo dhamaan adeegyadii, Waana afar qol iyo dayrkii iyo laba suuli iyo kijo, Qiimuhu waa 34,000$ waxna waa layska dayn karaa,
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1086 hits
Hargeisa, SL
34,000 $
46,000 $
guri iiba Hargeisa Houses for sale
3 years ago
wuxu kuu hayaa guri iib ah oo ku yaala #Hargeisa gaar ahaan 150ka tima waynta area waana meel biyo leh 4makhsin Cabir 12×10m Kare korne Price $46000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1217 hits
Hargeisa, SL
46,000 $
101,761 $
guiri iiba jigjiga house for sale
3 years ago
Guri iiba Jigjiga Gurigu wuxuu ka koobanyahay 4 qol oo dadan iyo labo serfis ah, suuli iyo jiko. daarada dhir udgoon ayaa lagu dhex ladhay. 500 oo kaaraamitir weeyi baahada uu ku fadhiyo gurigu, waa dhul wayn. wuxuu ku yaalaa labada waddo dhexdooda tan wajaale iyo tan madaxtooyada hor marta. qiimhuna waa 3,900,000birr ...
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1734 hits
Jigjiga, ET
101,761 $
200 $
guri kiro Borama House for Rent
3 years ago
GURYO KIRO AH Nooca: 4 qol Degmada: borama Xaafada: DHIGTA Goobta: KAYD SHOP dhiniciisa Galbeedka laamayda saaran Qiimaha: $200
Borama, SL/
3 years ago/
1695 hits
Borama, SL
200 $
220 $
guri kiro Mogadishu Houses for Rent
3 years ago
Asc macaamiil waxaan kuu heenaa guri kiro ah kakooban 3 qol iyo 1 suul jiko waana rubac isku go,an laamiga 2jid buu ujiraa kuraastiisa waa $220 waana 2 jidle
Mogadishu, SO/
3 years ago/
331 hits
Mogadishu, SO
220 $
42,000 $
guiri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
GURI IIB AH Magaalada: Hargeisa Degmada: 31ka May Xaafada: Gandahaar Goobta: Agagaarka Waaxda degmada 31 ka May. Qolalka: Seddex qol hurdo ah, fadhi iyo cunto, labo suuli, kitchen iyo dayr 8M ah. Qiimaha: $42,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
959 hits
Hargeisa, SL
42,000 $
67,000 $
guiri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
Guri iib ah. Magaalada: Hargeisa Degmada: 31 ka May Xaafada: Isha borama. Goobta: wuxu ka danbeeya jamacada Hargeisa. Qolalka: seddex qol oo hurdo ah, fadhi iyo cunto, seddex suuli, kitchen iyo dayrkii. Qiimaha: $67'000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
884 hits
Hargeisa, SL
67,000 $
56,000 $
guiri iiba 15mx15m = 225m2 Borama house for sale
3 years ago
Macmiil waxaan kuu haynaa guryo iib ah oo kuyaala xaafada sh /cismaan Cabirka 15mx15m waana kaari kaarne Waxaana uu ku yaala meel fiican oo laamayda udhow Guryahaa wali lama galin hada ayaa faraha laga qaaday Qiimaha$56000
Borama, SL/
3 years ago/
1278 hits
Borama, SL
56,000 $
280 $
guri kiro Hargeisa House for Rent
3 years ago
Guri kiro ah Jigjiga Yar 6 Qol 280$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
683 hits
Hargeisa, SL
280 $
120,000 $
guiri iiba 24mx24m = 576m2 hargeisa house for sale
3 years ago
Guri iib ah Waa guri fooq ah oo saddex wajahadood leh kana kooban 6 qol ,2 Suuli, deyr weyn. Çabbirka uu ku fadhiyo : 24 m by 24 m Goobta: Hargeysa Xaafadda:Calaamadda,Star hotel koonfurtiisa Qiimaha Iibka: $ 120,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1388 hits
Hargeisa, SL
120,000 $
43,000 $
guri iiba Hargeisa Houses for sale
3 years ago
Guri iib ah Waa guri ka kooban 5 qol oo laba Cunto iyo fadhi yihiin, kijo, 2 Suuli, Goobta: Hargeysa Xaafadda: Oktoobar Qiimaha Iibka: $ 43000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
807 hits
Hargeisa, SL
43,000 $
82,000 $
guri iiba Hargeisa Houses for sale
3 years ago
soodhawaada waxaan Idiin Haynaa Guri Iiba Waa Guri 5_qola iyo qolkii Dibada BiyO leh Gayidhkiisa Laba Gaadhi Gali Karayaan Waa Guri Cusub Oo Hada Farta Laga Qaaday Wuxuu Ku Yaala Jigjigayar Masjid MulaC Agtiisa Xaga Wadada U Dhaw Qiimuhuna Wuxuu Ka Bilaab mayaa 82,000$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1084 hits
Hargeisa, SL
82,000 $
160 $
guri kiro Hargeisa Houses for Rent
3 years ago
Goobta:- MASALAHA Qolalka:- 3qol , 2suuli iyo Kijin. Gaadhi gal leh. Qiimah $160
Hargeisa, SL/
3 years ago/
374 hits
Hargeisa, SL
160 $
140 $
guri kiro Hargeisa Houses for Rent
3 years ago
GOOBTA:- SIINAY Dagmad:- Ahmed dhagax || Hargeisa. Qolalka:- 3qol , hal suuli iyo Kijin. Qiimah:- $140
Hargeisa, SL/
3 years ago/
695 hits
Hargeisa, SL
140 $
39,000 $
guri iiba Borama house for sale
3 years ago
waa guri cusub oo aan macmiil cidi kaaga horay galitaankiisa kana kooban afar qol una dhisan qaab casriya kuna yaal xaafad cali black Borama wuxuu ku yaalaa eryo fiican Qiimuhu waa mid macquul ah $39000
Borama, SL/
3 years ago/
829 hits
Borama, SL
39,000 $
24,000 $
guri iiba Cabirka 15mx11m = 165m2 Borama house for sale
3 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx11m Jidka 2jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $24,000 goobta faaraxyo
Borama, SL/
3 years ago/
1346 hits
Borama, SL
24,000 $
500 $
guri kiro goglan Borama house for rent
4 years ago
GURI GOGLAN OO KIRO AH waxaan idiin haynaa guri goglan Oo kuyaala xaafada sheeekh cali jowhar Waana 4qol meelfiican kuyaala Barkin wanaagsanleh Cabirka 15mx15m Qiimaha $500 Macmiil waxaad xasil kahelaysaa daacadnimo Dulqaad shaqaleh sifican kuugu adeega Markaste waxay xisil utaagantahay horumarka macaamiisheeda kaladuw...
Borama, SL/
4 years ago/
2041 hits
Borama, SL
500 $
18,000 $
guri iiba Borama house for sale
4 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx7.5m Jidka 1jid Xaafada. Shekh cisman Qiimaha $18,000 goobta ukuyalo kaama
Borama, SL/
4 years ago/
497 hits
Borama, SL
18,000 $
300 $
guri kiro hargeisa house for rent
4 years ago
Guri_kiro ah Goobta: Cabaaye Geerash aw aadan agtiisa Qiimaha: $300 Ka kooban:4horda ah fadhi iyo cunto iyo qol debeda ah 3suuli
Hargeisa, SL/
4 years ago/
396 hits
Hargeisa, SL
300 $
45,000 $
guri iiba hargeisa House for sale
4 years ago
Guri_iiba Goobta: jameecada masajidka jameecada inyar galbeedkiisa Kakooban: 5qol, 2suuli iyo kejo iyo qayb hore oo dayr ka dhismi karo Qiimaha:$ 45000
Hargeisa, SL/
4 years ago/
445 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
300 $
guiri kiro Hargeisa house for rent
4 years ago
Guri_kiro ah Goobta: cabaaye geerash aw aadan ayuun inayar xaga 150ka ka soo xigaa Kakooban: 4hurdo,fadhi iyo cunto, qol debeda ah kijo,3suuli iyo dayr Qiimah: $300
Hargeisa, SL/
4 years ago/
856 hits
Hargeisa, SL
300 $
700 $
guri kiro with furniture Hargeisa Houses for Rent
4 years ago
WAA GURI kiro oo goglan qiimuhu 700$ bishii kala xidhiidh
Hargeisa, SL/
4 years ago/
483 hits
Hargeisa, SL
700 $
600 $
guri kiro with Furniture Hargeisa House for Rent
4 years ago
Waa guri goglan oo kiro ah wuxuu ku yaala xafada jigjigyar qiimuhu waa macquul 600 dollar
Hargeisa, SL/
4 years ago/
4052 hits
Hargeisa, SL
600 $