Showing 169 - 173 of 173 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
1 year ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
1 year ago/
1680122 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
101,422 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Waxan hayna guri iib ah oo ku yaala labaada wadadood dhaxdooda tan qabribaayax iyo tan wajaale Gurigu waa 6qol 4qol isku dadan iyo 2 service ah Laba wado ayu haysta Dhul banaan oo ganacsi ku haabo uu leeyahay Cabirka dhulka waa 500 karemeter Qiimaha waa 4million birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
Jigjiga, ET/
3 years ago/
2231 hits
Jigjiga, ET
101,422 $
101,761 $
guiri iiba jigjiga house for sale
3 years ago
Guri iiba Jigjiga Gurigu wuxuu ka koobanyahay 4 qol oo dadan iyo labo serfis ah, suuli iyo jiko. daarada dhir udgoon ayaa lagu dhex ladhay. 500 oo kaaraamitir weeyi baahada uu ku fadhiyo gurigu, waa dhul wayn. wuxuu ku yaalaa labada waddo dhexdooda tan wajaale iyo tan madaxtooyada hor marta. qiimhuna waa 3,900,000birr ...
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1728 hits
Jigjiga, ET
101,761 $
106,369 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Waxan hayna guri iib ah oo ku yaala bada Cas amaNOGOB xaga danbey Gurigu waxu ka kobayahi Waa 7 qol isku dadan iyo 2 qol service Meel fican ku yaala Darad baladhan leh Cabirka 400 karemeter Qiimaha 4 million iyo 200 kun birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1341 hits
Jigjiga, ET
106,369 $
120,000 $
guiri iiba 24mx24m = 576m2 hargeisa house for sale
3 years ago
Guri iib ah Waa guri fooq ah oo saddex wajahadood leh kana kooban 6 qol ,2 Suuli, deyr weyn. Çabbirka uu ku fadhiyo : 24 m by 24 m Goobta: Hargeysa Xaafadda:Calaamadda,Star hotel koonfurtiisa Qiimaha Iibka: $ 120,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1357 hits
Hargeisa, SL
120,000 $
265,000 $
guri filo iiba
3 years ago
Asc macaamiil waxaan kuu heenaa guri filo iib ah / beec ah cabirka #guriga waa 20x10 midkiiba waan 2 nusboos qiimaha guriga waa $265,000
Mogadishu, SO/
3 years ago/
2068 hits
Mogadishu, SO
265,000 $