Showing 145 - 168 of 487 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
1 year ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
1 year ago/
1977702 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
58,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada koodbuur. Waxanu u dhowyahay wadada if iyo akhiro. Qolalkiisuna waa shan qol iyo laba suuli, iyo kijo, iyo dayr. Waana guri hada gacanta laga qaaday oo cusub,kuna yaala meel istarajiya loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 58,000$ waxna waa la...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1203 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
150 $
guri kiro
3 years ago
GURI KIRO AH.. Waa guri kiro ah oo ka kooban sadex qol kuna yaal xaafad sheekh cali jawhar Qiimahu waa $150 waa guri cusub
Borama, SL/
3 years ago/
641 hits
Borama, SL
150 $
350 $
guri kiro goglan
3 years ago
Waxaan idiin haynaa guri kiro ah Oo isku kiraysa Location sh ali jawhar Cabirka 7×15m Qiimaha:350$ Qololka 3 qol
Borama, SL/
3 years ago/
1543 hits
Borama, SL
350 $
12,500 $
jago iiba
3 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada saybeeriya ee magalada boorama cabirkeegu waa 15×10 .m. waa hal jidle sedexda dhanac ee kale way ka dhisan tahay wajiga hore oo kaliya ayaa laga dhisayaa waa janis nin ayaanle ayaa hela qiimuhuna waa 12500$
Borama, SL/
3 years ago/
155 hits
Borama, SL
12,500 $
16,000 $
jago iiba
3 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada qoor gaab ee magalada boorama gar ahan emsi ejka qoor gab dawgaa bajajtu joogto ayaa udhexeya emsi ejka cabirkeegu waa 14×21 . M .waxay leedahay hal jid oo ay 14 ka mitir u haysato qiimuhuna waa 16000 $
Borama, SL/
3 years ago/
176 hits
Borama, SL
16,000 $