Showing 49 - 57 of 57 results
75,000 $
guri iiba oo cusub oo cabirkiisu yahay24m12: 288m2
3 years ago
waxaan ku haya guri iib ah oo ku yaala hodan hilis waa guri cusub oo hada dhamaaday shan Qol iyo dayrkii meel fiican ku yaala cabirka gurigu wa 24m12 ayuu ka dhisan yahay waa ah lacagtu waa : $75000 063 4420529
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1141 hits
Hargeisa, SL
75,000 $
75,000 $
guri iiba oo cusub oo cabirkiisu yahay24m12: 288m2
3 years ago
waxaan ku haya guri iib ah oo ku yaala hodan hilis waa guri cusub oo hada dhamaaday shan Qol iyo dayrkii meel fiican ku yaala cabirka gurigu wa 24m12 ayuu ka dhisan yahay waa ah lacagtu waa : $75000 063 4420529
Hargeisa, SL/
3 years ago/
161 hits
Hargeisa, SL
75,000 $
75,000 $
Guri iiba oo cusub
3 years ago
#GURI_IIBA_CUSUB_JIGJIGAYAR. Waxa idin hayna guri iiba oo ku yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. #7_qol. #Dayr_2_gaadhi_galaan. #Madbakh_iyo_3_suuli. #Gurigu_wuxu_leeyahay_garatiin. #Qiimaha: 75'000 waxna waa layska dayn karaa. open for nogociation
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1369 hits
Hargeisa, SL
75,000 $
79,000 $
GURI IIB ooh jigjiga meel wanaagsan iyo qolal kala duwan
4 years ago
GURI IIB AH #Nooca: Guri iib ah #Degmada: Ibraahim Koodbuur #Xaafada: Jigjiga yar #Goobta: Wuxu ka danbeeya jamacada Admas. #Qolalka: Fadhi iyo Cunto isku furan, afar hurdo ah, qol services ah, kitchen iyo seddex suuli. #Qiimaha: $79000 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh #Telesom #Somtel
Hargeisa, SL/
4 years ago/
3608 hits
Hargeisa, SL
79,000 $
82,000 $
guri iiba Hargeisa Houses for sale
3 years ago
soodhawaada waxaan Idiin Haynaa Guri Iiba Waa Guri 5_qola iyo qolkii Dibada BiyO leh Gayidhkiisa Laba Gaadhi Gali Karayaan Waa Guri Cusub Oo Hada Farta Laga Qaaday Wuxuu Ku Yaala Jigjigayar Masjid MulaC Agtiisa Xaga Wadada U Dhaw Qiimuhuna Wuxuu Ka Bilaab mayaa 82,000$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1056 hits
Hargeisa, SL
82,000 $
85,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay garoonka baxsane ama guriga maayirka. Qolalkiisuna waa afar qol oo hurdaa,fadhi-cunto, saddex suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 85,000$ waxna waa laysk...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1446 hits
Hargeisa, SL
85,000 $
105,000 $
GURI QASRI AH OO IIB AH
2 years ago
GURI QASRI AH OO IIB AH
Hargeisa, SL/
2 years ago/
2523 hits
Hargeisa, SL
105,000 $
115,000 $
guri iiba
3 years ago
guri aad u weyn oo qasri ah Waxanu kuyalla xafada boqol-jire gar ahan sacadadiin mall.waa 24m×18m ama 80 by 60.10 qol lix qol oo hurda, iyo fadhi-cunto, iyo laba qol oo services ah, iyo dayr weyn oo 4 gadhi galaan.waa 115,000$ waxna waa layska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1371 hits
Hargeisa, SL
115,000 $
120,000 $
guiri iiba 24mx24m = 576m2 hargeisa house for sale
3 years ago
Guri iib ah Waa guri fooq ah oo saddex wajahadood leh kana kooban 6 qol ,2 Suuli, deyr weyn. Çabbirka uu ku fadhiyo : 24 m by 24 m Goobta: Hargeysa Xaafadda:Calaamadda,Star hotel koonfurtiisa Qiimaha Iibka: $ 120,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1354 hits
Hargeisa, SL
120,000 $