Showing 49 - 63 of 63 results
69,000 $
Guri iiba oo cusub 20mx15m = 300m2
3 years ago
waxaan ku haya guri iib ah oo ku yaala ila masalah meel fiican ku yaala cabirka dhulku 20m15 dhaw yahay cusub lacagtu waa : $69.000 063 4420529
Hargeisa, SL/
3 years ago/
244 hits
Hargeisa, SL
69,000 $
88,600 $
GURI IIBA Waa ila 350 m2 Houses for Sale
3 years ago
Waa guri iib ah oo ka kooban 7 qol 5 isku dadan iyo Laba service ah jiko Laba musqulood wuxuuna ku yala xafada 7 aad oo udhow xafada Marsin wuxuu haystaa jid fiican dhulku Waa ila 350 kareQuimaha waa 4200000birr 88600 dollar
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1922 hits
Jigjiga, ET
88,600 $
55,085 $
GURI IIBA Waa ila 600 oo kare Houses for Sale
3 years ago
Waa guri iib ah oo ka kooban 7 qol Laba musqulood hal jiko ku yalaa xafada 7 udhow xafada Marsin Dhulk Waa ila 600 oo kare wuxuu haysta Laba jid Qiimahaa Waa 2600000birr 55085 dollar
Jigjiga, ET/
3 years ago/
2048 hits
Jigjiga, ET
55,085 $
91,666 $
GURI IIBA Waa 500 kare meel fiican ku yalaa
3 years ago
Waa guri iib ah oo ka kooban 6 qol oo isku dadan iyo 3 service ah 3 musqulood jiko wuxuu ku yalaa xafada badacas dhulku Waa 500 kare meel fiican ku yalaa qiimuhuuna Waa 4400 000birr 91666 dollar
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1456 hits
Jigjiga, ET
91,666 $
59,000 $
GURI IIBA kuna yaala daloodho
3 years ago
Hargaysa somaliland Xafada daloodho Una dhow kalinta Boodaale 5qol iyo dayr,kijo iyo saddex suuli Qiimaha 59,000$ Waxna waa la iska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1039 hits
Hargeisa, SL
59,000 $
19,000 $
GURI IIBA kuna yaala Axmed dhagax
3 years ago
Nooca: Guri iib ah. Magaalada: Hargeisa Degmada: Axmed dhagax. Xaafada: Xero Awr-ta Axmed dhagax. Qolalka: Seddex qol, Kitchen iyo Suuli. Qiimaha: $19'000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1098 hits
Hargeisa, SL
19,000 $
56,000 $
GURI IIBA 15mx15m = 225m2 Houses for Sale
3 years ago
waxaan idiin haynaaa Guri iib ah oo kuyaala Schoolka turkiga Cabirka 15mx15m Prcix: $56000
Borama, SL/
3 years ago/
799 hits
Borama, SL