Showing 97 - 106 of 106 results
650 $
guri kiro goglan Mogadishu house for rent
3 years ago
Waa Abartemnt firaashan oo kiro Ah, deg_wadajir Xafada buulaxubay oo ka koban 2-qol_jiif_waasac_ah_fadhi_iyo_qado_suli_ iyo kushiin barking gaari Waa guri vIb ah, qiimaha kirada Waa $650
Mogadishu, SO/
3 years ago/
3676 hits
Mogadishu, SO
650 $
660 $
guri kiro kuna yaala 30ka dhinaca waraaba salaan Houses for Rent
3 years ago
Korka sare waxuu ka kooban yahay 4qol iyo laba musqulood oo shawerkii iyo kuleylisadiiba leh. Hoosta waxuu ka kooban yahay fadhi aad u weyn, qol jiif ah, jiko iyo musqul shawirkii iyo kuleeylisadii leh. Fadhigu waxuu leeyahay kuleeylisada geedaha lagu shido, sawirada ka fiiri. Waxyaabaha dheeriga ah 1. Kuleeylisooyin ...
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1169 hits
Jigjiga, ET
660 $
700 $
guri kiro with furniture Hargeisa Houses for Rent
3 years ago
WAA GURI kiro oo goglan qiimuhu 700$ bishii kala xidhiidh
Hargeisa, SL/
3 years ago/
454 hits
Hargeisa, SL
700 $
700 $
guri kiro goglan Mogadishu house for rent
3 years ago
WAA GURI KIRO AH WAANA 4 QOL IYO FADHI SERFIQKA WAA 3 QOL IYO MA QASIIN IYO 4 MUSQUL BAAKIN LIX BAABUUR GALEE WAXAA LAGU RABAA $700 WAANA DAGMADDA WADJIR
Mogadishu, SO/
3 years ago/
1125 hits
Mogadishu, SO
700 $
800 $
guri kiro Hargeisa House for Rent
3 years ago
Waa guri goglan oo kiro ah wuxuu ku yaala xafada jigjigyar qiimuhu waa 800$ dollar dul iyo hoos
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1007 hits
Hargeisa, SL
800 $
800 $
guri kiro Hargeisa House for Rent
3 years ago
Waa fooq kiro ah wuxuu ku yaala xafada shacabka wuxu ka kooban yahay 8 qol laba fadhiy 6qol hurdoyina qolkii dibada laba jiko 5suuli kiradiisu waa 800$ dollar
Hargeisa, SL/
3 years ago/
454 hits
Hargeisa, SL
800 $
1,000 $
guri kiro goglan
3 years ago
Waa Abartemnt Kiro Ah, oo Goglan dg xamar weyne Agagarka Muqdisho mool Waa 2-jiif Ah, fadhi iyo Qado 2-Suli iyo kushiin Waa VIb Wuxu leyahay left agab dhamestirn Qiimaha kirada Waa 1,000$
Mogadishu, SO/
3 years ago/
1144 hits
Mogadishu, SO
1,000 $
1,200 $
guri kiro goglan Mogadisu house for rent
3 years ago
Waa Abartemnt Goglan oo Kiro Ah, Wuxu kuyala Dg_hodan xafada talex Waa VIB Wuxu Ka Kobanyahay 2-Qol jiif Ah, Fadhi ween Iyo Qado VIb 2 suli iyo kushiin Ween Wuxu leyahy wiish ama left barking qiimaha kirada Waa 1,200$
Mogadishu, SO/
3 years ago/
1263 hits
Mogadishu, SO
1,200 $
3,000 $
guri kiro
3 years ago
Waa Abartemnt Kiro Ah, Wuxu Kuyala deg_hodan isgoyska bakaaro Waa 3-qol_2_suli_iyo_kushin qebta 2waad Qiimaha kirada waa $300
Mogadishu, SO/
3 years ago/
969 hits
Mogadishu, SO
3,000 $
18,000 $
guri iiba Borama house for sale
3 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx7.5m Jidka 1jid Xaafada. Shekh cisman Qiimaha $18,000 goobta ukuyalo kaama
Borama, SL/
3 years ago/
494 hits
Borama, SL
18,000 $