Showing 49 - 72 of 274 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
1 year ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
1 year ago/
1959663 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
5,500 $
dhul iiba
3 years ago
dhul iibland for sale Jagadan Cabirkeedu Waa 15x15=225 Square meter Waxay leedahay 1 Waddo Waxayna ku taalaa Galbeedka Magaalada Borama Xaafadda Sh Nuur AMA Waraabe Dareeray Waxayna jaar latahay Isguulka Sh Nuur Laydhka iyo Biyuhuna Way ku jiraan Qiimuhuna Waa 5,500$Available to borama
Borama, SL/
3 years ago/
354 hits
Borama, SL
5,500 $
45,000 $
beer iiba
3 years ago
Beer iiib ah Goobta :: DhaboolaQ Cabirka dhererka 290m Cabirka balaca 180m Qiimaha 45.000$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1297 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
Agamsa online market
23,500 $
dhul iiba
3 years ago
Jagadan Cabirkeedu Waa 22.5x15=337.5 square Meter Waxay leedahay 2 Waddo Waana Kaara koorne Waxay ku taalaa Xaafadda sh Calijawhar Waxayna Jihada Woqooyi ka xigtaa isguulka Sh Calijawhar Waana Meelaha Aadka loo jecelyahay Qiimuhuna Waa 23,500$
Borama, SL/
3 years ago/
199 hits
Borama, SL
23,500 $
13,500 $
jago iiba
3 years ago
Jagadani Cabirkeedu Waa 30x30=900 square meter Waxay leedahay 3 Waddo Waxayna Ku taalaa Galbeedka Magaalada borama Waxay koonfurta kaga beegantahay Xaafadda Wabar village Waana Meelaha Aadka Qiimahoodu u korayo Kuna Haboon In ladago Qiimuhuna Waa 13,500$
Borama, SL/
3 years ago/
503 hits
Borama, SL
13,500 $
17,500 $
jago iiba
3 years ago
Jagadan Cabirkeedu Waa 15x15=225 square Meter Waxay leedahay 1 Waddo oo 15m ah Waxay ku taalaa Xaafadda Sh Calijawhar ee Magaalada Borama Waxay Bariga ugu toosantahay Isguulka Sh Calijawhar Waana Meelaha Aadka loo jecelyahay Qiimuhuna Waa 17,500
Borama, SL/
3 years ago/
139 hits
Borama, SL
17,500 $
26,000 $
jago iiba
3 years ago
Jagadan Cabirkeedu Waa 30x15=450 square Meter Waxay leedahay 2 Waddo Waana Kaara koorne Waxay ku taalaa Xaafadda Jarka ee Bariga Magaalada Borama Waxay jaarlatahay Isguulka MBK Waxayna kaga soo jeedaa koonfur Qiimuhuna Waa 26,000$
Borama, SL/
3 years ago/
131 hits
Borama, SL
26,000 $
27,000 $
Beer biyood iiba
3 years ago
Waxan idiin hayaa Beer biyood iiba oo Cabirkeedu Yahay 600x150=90,000 square Meter Waxayna 150m u haysataa Dhinaca Dooxa Waxayna ku taalaa Meesha loo yaqaano Xaliimaale oo ka tirsan Degmada boon G Awdal Waxana Marta Wadada isku Xidha Borama iyo jabouti Beertani Waa beeraha ugu biyaha badan Deegaanka xaliimaale Waana be...
Borama, SL/
3 years ago/
844 hits
Borama, SL
27,000 $
7,500 $
dhul iiba
3 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada sheekh Cismaan ee magalada boorama gaar ahaan soo jeedka sheekh Cismaan cabirkeeguna waa 15×7.5.m. way wada seesantay macaa maqsinadii jaajurka ayunbaa la saarayaa qiimuhuna waa 7500$
Borama, SL/
3 years ago/
220 hits
Borama, SL
7,500 $
19,500 $
dhul iiba
3 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada sheekh cali jawhar ee magalada boorama gaar ahaan goolada lamaydu ka leexato ayay bari ka xigtaa lamaydana sodon mitir ayaa ka xiga cabirkeegu na waa 15x15. M. Waxay leedahay hal jid qiimuhuna waa 19500$
Borama, SL/
3 years ago/
225 hits
Borama, SL
19,500 $