Showing 1 - 24 of 70 results
300,000 $
dhul iiba 90mx48m = 4320m2
3 years ago
Legal Docummets are Available Waxan idin haynaa balog iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada boqol-jira. Waana baloog sharciyeysan oo seesan kuna yaala meel istarajiya. Cabirkiisuna waa 90m×48m ama 4,320m isku-weer. Qiimahiisuna waa 300,000$ waxna waa layska dayn karaa,
Hargeisa, SL/
3 years ago/
895 hits
Hargeisa, SL
300,000 $
210,000 $
dhul iiba oo ah cabirkiisu yahay 48mx90 = 4320m2
3 years ago
waxaan ku haya dhul iib ah oo ku yaala haleeya meel fiican ku yaala cabirka dhulku 48m90 dhaw yahay kaalinta total ah ee lacagtu waa : $210.000 063 4420529
Hargeisa, SL/
3 years ago/
254 hits
Hargeisa, SL
210,000 $
130,000 $
Beer iiba hargeisa land for sale
3 years ago
Waa Beer wayn oo beeran Biyonaleh waxaa kubeeran dhamaan noocyadii dhirta waawayneyd Qiyaastii inkabadan 800 oogeed Cabirkeedu waa Balac_630m. Dhedarka_600m Qabta_beeran waa 240m Qiimaha $130,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
248 hits
Hargeisa, SL
130,000 $
Agamsa online market
80,000 $
beer iiba 500m hargeisa land for sale
3 years ago
Macmiil waxaan ku haynaa Beer iib ah kuna taala nawaaxiga Magalaada Hargeisa, Gaar ahaan dhaamka Xubo-Wayne, waxaana dhex Marta wadada dhaamka tagta. Beertu waa bustan(beer biyo leh) laakinse ma beerna. Cabirka Beertu waa 500m oo dherer ah iyo 100m oo balac ah. Qiimuhu waa 80000$ waxna waa layska dayn.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
808 hits
Hargeisa, SL
80,000 $
73,000 $
dhul iiba 24mx24m = 576m2
3 years ago
Legal Documments are Available DHUL IIB AH. Xaafada : Masalaha, Agagaarka Masaajidka Sheekh Mustafe. Cabirka : 24x24m, waxa Dheer 3m. Qiimahu Waa : $73,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
482 hits
Hargeisa, SL
73,000 $
52,000 $
dhul iiba 30mx24m = 720m2
3 years ago
Legal Documments are Available Dhul Iib Ah. Xaafada : Calaamadaha , Agagaarka Dugsiga Shuruud, dhinac koonfureed ee Star 4 Cabirka : 30x24 Qiimahu Waa : $52,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
124 hits
Hargeisa, SL
52,000 $
45,000 $
beer iiba
3 years ago
Beer iiib ah Goobta :: DhaboolaQ Cabirka dhererka 290m Cabirka balaca 180m Qiimaha 45.000$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1251 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
Agamsa online market
45,000 $
dhul iiba
3 years ago
DHUL_IIBA_XAFADA_JIGJIGAYARLand for sale Laba baloodh oo iiba ah, kuna yala magalada hargaysa gaar ahan xafada Jigjigayar(una dhow istaanka basaska Jigjigayar).Cabirku_waa 24m×18m midkiiba.Sharcina_wuu_leeyahayLa_xidhiidh:0633284567Qiimaha waa: 45'000$ midkiiba, waxna waa layska dayn karaa.Available to hargeisa
Hargeisa, SL/
3 years ago/
793 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
38,000 $
dhul iiba 18mx24m = 432m2 hargeisa land for sale
3 years ago
Legal Documments are Available Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada jigjigayar. Waxanay dhinaca waqooyi ka xigtaa ama ay u dhow dahay garoonka baxsane ama guriga maayirka. Waana jago dhex ah oo sharciyeysan. Cabirkiisuna waa 18m×24m oo ay ka dhismi karaan hadii la qaybiyo laba ...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
249 hits
Hargeisa, SL
38,000 $
36,000 $
dhul iiba
3 years ago
#DHUL_IIBA_XAFADA_SHEEDAHA. Waxan idiin haynaa dhul iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada sheedaha. #wuxu_udhow_yahay_iskuulka_nuuradiin_ee_sheedaha. #Cabirku_waa 20m×20m. #waa_meel_sharci_leh_iyo_sees. #Qiimaha_waa: 36'000$ waxna waa layska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
605 hits
Hargeisa, SL
36,000 $
35,000 $
DHUL IIBA 80mx60
4 years ago
Dhul Different Location: Southwest International Size: two 80 by 60 Price: $ 35000 only It's a chance. He has your law Contact us for more information 063 4005040 or 065 9226262
Hargeisa, SL/
4 years ago/
129 hits
Hargeisa, SL
35,000 $
35,000 $
dhul iiba 20mx20m = 400m2 hargeisa land for sale
3 years ago
Legal Documments are Available Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada sheedaha.Waxanay u dhowdahay iskuulka nuradiin ee sheedaha.Waana jago dhex ah oo sharciyeysan.Cabirkiisuna waa 20m×20m oo ay ka dhismi karaan hadii la qaybiyo laba guri oo mid lix qol ah iyo dayrkoodi.Qiimuhu waa ...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
177 hits
Hargeisa, SL
35,000 $
34,000 $
dhul iiba 17mx24m = 408m2
3 years ago
Legal Documments are Available Dhul Iib Ah. Xaafada : Masalaha, Agaagaarka Suuqa Magaalo Cosob. Cabirka : 17X24m. Qiimahu : $34,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
139 hits
Hargeisa, SL
34,000 $
32,000 $
dhul iiba 12mx24m = 288m2 hargeisa land for sale
3 years ago
Legal Documments are Available Dhul_iiba Goobta: Baane Road ayuu ku soo jeedaa Cabirka: 12m x 24m Qiimaha: $32000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
524 hits
Hargeisa, SL
32,000 $
29,000 $
dhul iiba 24mx18m = 432m2
3 years ago
Fursad_Dhul_Iib Ah. Xaafada : Masalaha, gaar ahaan Badhtamaha Magaalo Cosob. Cabirka : saddex Baloodh, 24X18, Waa Laysku Iibinayaa, Waana la kala Iibinayaa. Qiimahu : $29,000 Mid Kiiba
Hargeisa, SL/
3 years ago/
147 hits
Hargeisa, SL
29,000 $
27,000 $
GURI IIB ooh hargaysa 24mx18m
4 years ago
Nooca: Hal baloodh oo iib ah. Magaalada: Hargeisa. Degmada: Axmed Dhagax Xaafada: Masalaha Goobta: Agagaarka dayrarka Ciir ama kasii jeedka fooqa Caydaruus. Cabirka: Nooca: Hal baloodh oo iib ah. Magaalada: Hargeisa. Degmada: Axmed Dhagax Xaafada: Masalaha Goobta: Agagaarka dayrarka Ciir ama kasii jeedka fooqa Caydaruu...
Hargeisa, SL/
4 years ago/
152 hits
Hargeisa, SL
27,000 $
27,000 $
Dhul iiba 18mx24m= 432m2 LAND FOR SALE
4 years ago
Dhul iiba , Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada daloodho, Waxanay dhinaca waqooyi ka xigtaa ama ay u dhow dahay garoonka shulaac ama hotelka cada-lool ee ilma nuur cigaal, Waana dhul jaanis ah kuna yaala meel dhisantay oo guryo badani ka socdaan, Cabirkiisuna waa 18m×24m oo ay ka...
Hargeisa, SL/
4 years ago/
207 hits
Hargeisa, SL
27,000 $
25,000 $
dhul iiba Masalaha
3 years ago
Waxa idin hayna dhul iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahan xafada masallaha. #Udhow_kaydka_biyaha(taangiga) #Sharciyeysan_seesan. #Cabirku_waa_24m*18m 432 square meter #Qiimaha_25'000$ Open for NEGOTIATION
Hargeisa, SL/
3 years ago/
457 hits
Hargeisa, SL
25,000 $
25,000 $
dhul iiba
3 years ago
#DHUL_IIBA_MASALAHA_BARI_SKY_HOTEL. #Waa dhul aad u istarajiya kuna yala meel siman oo adag. Waxana ka dhismi kara 6qol iyo dayr iyo 3suuli iyo kijo. #WUXU_U_DHOW_YAHAY. #sky_hotel. #Ambassador_hotel. #Madaarka_cigaal. #Telesom_masalaha. #Baskii_masalaha. Dhamaan goobahan adeegga bulshaddu way udhow yihiin jagadan. Ka ...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
431 hits
Hargeisa, SL
25,000 $
25,000 $
dhul iiba
3 years ago
DHUL_IIBA_MASALAHA_GALBEED. #Waxa idin hayna dhul iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahan xafada masallaha. #Udhow_kaydka_biyaha #Sharciyeysan_seesan. #Cabirku_waa_24m18m #Qiimaha_25'000$ waxna waa layska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
604 hits
Hargeisa, SL
25,000 $
25,000 $
dhul iiba in hargeisa
3 years ago
Dhul iib ah magaalada hargaysa gaar ahaan xaafada calaamada una dhaw dhakhtarka intertionalka dhankiisa galbeed Cabirkiisu waa 18x12. Qiimahu waa $25,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
479 hits
Hargeisa, SL
25,000 $
22,000 $
dhul iiba 24mx18m = 432m2 hargeisa land for sale
3 years ago
Legal Documments are Available Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Hodan hilis, Waxanu u dhow yahay xarunta cable ee new hargaysa, Waana dhul istarajiya kuna yaala meel fiican oo adag iskuna siman, oo ah laf jay ah. Cabirkiisu yahay 24m×18m #qiimahiisuna_yahay 22,000$ waxna wa la...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
593 hits
Hargeisa, SL
22,000 $
20,000 $
dhul iiba
3 years ago
Dhul_iib ah #JAANIS Goobta_Hargysa Waa 1 block oo kuyaala inta u dhaxaysa warshada taayirada iyo madaxtooyada cusub Qiimaha $20,00
Hargeisa, SL/
3 years ago/
137 hits
Hargeisa, SL
20,000 $
Agamsa online market