Showing 1 - 3 of 3 results
450 $
Showroom kiro ah Boorama Sheekh Cali Jawhar
2 years ago
Waxaan dadweynaha ugu baaqayaa in la kiraynayo showroom cabbirkiisa yahay 18x9 meters oo kuyaala fooqa Nasiimo Residence ee ku ag yaala madarasada jaabo jaabo. Waa dhismaha casriga oo marmar quruxbadan iyo albaab muraayad ah leh. Waa showroom cusub oo aan weli si rasmi ah loo galin.
Borama, SL/
2 years ago/
594 hits
Borama, SL
450 $
Abdoulshakour Nour