Showing 25 - 48 of 98 results
170 $
guri kiro ah
3 years ago
waxan idin hayana guri kiro ah wuxuu ku yalaa magalada hargeisa dagmada Axmed dhagax gar ahan xaafada Laynka Milatariga Wadada dooxa ku dhacda ayuu ku dhow yahay . Qolalka: Seddex qol, labo suuli iyo kitchen.Qiimaha: $170
Hargeisa, SL/
3 years ago/
268 hits
Hargeisa, SL
170 $
180 $
Guri kiro ah oo qurux badan $180 House for rent
3 years ago
GURI KIRO AH Nooca: Guri kiro ah Magaalada: Hargeisa Degmada: Macalin haaruun. Goobta: Agagaarka waaxda Macalin haaruun. Qolalka: Seddex qol oo hurdo, Fadhi, Labo suuli, Kitchen iyo dayrkii gaadhiga. Qiimaha: $180 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh. Telesom Somtel
Hargeisa, SL/
3 years ago/
650 hits
Hargeisa, SL
180 $
200 $
Guri kiro ah Magaalada hargaysa oh Qiima ficaan
3 years ago
GURI KIRO AH Nooca: Guri kiro ah Magaalada: Hargeisa Degmada: 31 May Xaafada: Gandahaar Goobta: kasoo horjeedka saldhiga degmada 31 May Qolalka: fadhi iyo cunto isku furan, afar qol oo hurdo ah, kitchen, seddex suuli iyo dayr dhowr gaadhi geli karaan. Qiimaha: $200 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh Telesom Somtel
Hargeisa, SL/
3 years ago/
890 hits
Hargeisa, SL
200 $
200 $
Guri Kiro Oo qiim fiican 5 Rooms
3 years ago
Guri_kiro_ah Waxaan idiin haynaa guri kiro ah oo 5 qol,dayr iyo kijo ah. Goobtuna waa kaantaroolkii hore ee hargeisa. Qiimuhuna waa $200. Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh 0634293773 ama 0654293773.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
138 hits
Hargeisa, SL
200 $