Showing 73 - 85 of 85 results
79,000 $
GURI IIB ooh jigjiga meel wanaagsan iyo qolal kala duwan
3 years ago
GURI IIB AH #Nooca: Guri iib ah #Degmada: Ibraahim Koodbuur #Xaafada: Jigjiga yar #Goobta: Wuxu ka danbeeya jamacada Admas. #Qolalka: Fadhi iyo Cunto isku furan, afar hurdo ah, qol services ah, kitchen iyo seddex suuli. #Qiimaha: $79000 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh #Telesom #Somtel
Hargeisa, SL/
3 years ago/
3455 hits
Hargeisa, SL
79,000 $
82,000 $
guri iiba Hargeisa Houses for sale
3 years ago
soodhawaada waxaan Idiin Haynaa Guri Iiba Waa Guri 5_qola iyo qolkii Dibada BiyO leh Gayidhkiisa Laba Gaadhi Gali Karayaan Waa Guri Cusub Oo Hada Farta Laga Qaaday Wuxuu Ku Yaala Jigjigayar Masjid MulaC Agtiisa Xaga Wadada U Dhaw Qiimuhuna Wuxuu Ka Bilaab mayaa 82,000$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
936 hits
Hargeisa, SL
82,000 $
85,000 $
Guri iib ah BURTINLE/PUNT-SOM
1 year ago
4 bedrooms and large living room 3 bath
/
1 year ago/
535 hits
Unknown location
85,000 $
85,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay garoonka baxsane ama guriga maayirka. Qolalkiisuna waa afar qol oo hurdaa,fadhi-cunto, saddex suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 85,000$ waxna waa laysk...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1326 hits
Hargeisa, SL
85,000 $
88,600 $
GURI IIBA Waa ila 350 m2 Houses for Sale
3 years ago
Waa guri iib ah oo ka kooban 7 qol 5 isku dadan iyo Laba service ah jiko Laba musqulood wuxuuna ku yala xafada 7 aad oo udhow xafada Marsin wuxuu haystaa jid fiican dhulku Waa ila 350 kareQuimaha waa 4200000birr 88600 dollar
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1936 hits
Jigjiga, ET
88,600 $
91,666 $
GURI IIBA Waa 500 kare meel fiican ku yalaa
3 years ago
Waa guri iib ah oo ka kooban 6 qol oo isku dadan iyo 3 service ah 3 musqulood jiko wuxuu ku yalaa xafada badacas dhulku Waa 500 kare meel fiican ku yalaa qiimuhuuna Waa 4400 000birr 91666 dollar
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1476 hits
Jigjiga, ET
91,666 $
101,422 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Waxan hayna guri iib ah oo ku yaala labaada wadadood dhaxdooda tan qabribaayax iyo tan wajaale Gurigu waa 6qol 4qol isku dadan iyo 2 service ah Laba wado ayu haysta Dhul banaan oo ganacsi ku haabo uu leeyahay Cabirka dhulka waa 500 karemeter Qiimaha waa 4million birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
Jigjiga, ET/
3 years ago/
2127 hits
Jigjiga, ET
101,422 $