Showing 49 - 72 of 80 results
60,000 $
GURI IIBA qiimo fiican 5 Rooms
3 years ago
soodhawaada Waxaan Idiin Haynaa Guri Iiba Wuxuu Ku Yaala Jigjigayar Waa Guri 5 qola Qiimaha 60’000 Buu Ka Bilaabmayaa. Nagalasoo Xidhiidh 0633273277
Hargeisa, SL/
3 years ago/
928 hits
Hargeisa, SL
60,000 $
60,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
Guri_iiba ah Goobta Hargaysa gaar ahaan daloodho Waa guri imika farta laga qaaday waana 5 qol jiko 2 suuli istoodh deyr laba gaadhi geli karaan basku hor marayo,Waxaanu xaga bari kasoo eegayaa kaantaroolkii daloodho. Qiimihiisu waa $60,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1230 hits
Hargeisa, SL
60,000 $
Agamsa online market
60,782 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH waxan hayna guri iib ah oo ku yaala Airportiga hore ama xildhiibaanada Gurigu waxu ka kooban yahay Waa 4 qol Cabirka 250 karemeter Qiimaha 2 million iyo 400 kun birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1273 hits
Jigjiga, ET
60,782 $
63,000 $
guri iib ah oo ku yaal hargaysa, goob fiican iyo qolal kala duwan
3 years ago
GURI IIB AH Nooca: Guri iib ah Degmada: Ibraahim koodbuur Xaafada: 150-ka Goobta: Waqooyiga wadada 150-ka Qolalka: Fadhi iyo cunto isku furan, afar hurdo ah, kitchen iyo seddex suuli. Qiimaha: $63000 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh Telesom Somtel
Hargeisa, SL/
3 years ago/
5814 hits
Hargeisa, SL
63,000 $#cac-notif{display:none!important;}