Showing 265 - 285 of 285 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
10 months ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
10 months ago/
1242687 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
55,000 $
Guri iiba cusub
3 years ago
Guri_iiba_cusub_Xafada_idaacada. Waxa idin hayna guri iiba oo 5 qola; 3 suuli,iyo kijo, kuna yala hargaysa gaar ahan xafada idaacada. #Guri_jaanisa_hore_ugaadh #5_qol #Dayr_gaadhi_gala #Madbakh_iyo_3suuli #La_xidhiidh:0633284567 #Qiimaha: 55'000$ waxna waa layska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
2412 hits
Hargeisa, SL
55,000 $
58,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada koodbuur. Waxanu u dhowyahay wadada if iyo akhiro. Qolalkiisuna waa shan qol iyo laba suuli, iyo kijo, iyo dayr. Waana guri hada gacanta laga qaaday oo cusub,kuna yaala meel istarajiya loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 58,000$ waxna waa la...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1085 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
58,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay jamacada admas ama istaanka basaska eeJigjigayar. Qolalkiisuna waa shanv qol laba suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 58,000$ waxna waa layska dayn karaa
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1081 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
60,782 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH waxan hayna guri iib ah oo ku yaala Airportiga hore ama xildhiibaanada Gurigu waxu ka kooban yahay Waa 4 qol Cabirka 250 karemeter Qiimaha 2 million iyo 400 kun birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1339 hits
Jigjiga, ET
60,782 $