Showing 25 - 48 of 174 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
9 months ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
9 months ago/
891187 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
100 $
guri kiro ah
3 years ago
GURi KIRO AHwuxu ku yala Magaalada Hargeisa, degmada Axmed dhagax gar ahan Xaafada Masalaha beri Goobta: Agagaarka fooqa xaglo toosiye Qolalka: seddex qol, kitchen, suuli iyo dayr gaadhi gal ah oo seddexda guri wadaagan.Qiimaha: $100 midkiiba.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1047 hits
Hargeisa, SL
100 $
170 $
guri kiro ah
3 years ago
waxan idin hayana guri kiro ah wuxuu ku yalaa magalada hargeisa dagmada Axmed dhagax gar ahan xaafada Laynka Milatariga Wadada dooxa ku dhacda ayuu ku dhow yahay . Qolalka: Seddex qol, labo suuli iyo kitchen.Qiimaha: $170
Hargeisa, SL/
3 years ago/
251 hits
Hargeisa, SL
170 $
27,500 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH House for sale Macmiil waxaan kuu haynaa guri iib ah oo kuyaala xaafada cali black qaybta soo xigta Schoolka Ayatiin secondary school Waana guri ka kooban 3 qol 2 suuli madbakh Kuna yaala position fiican Cabirka =15mx7.5m =halwado Qiimaha =$27,500 Available to borama
Borama, SL/
3 years ago/
1092 hits
Borama, SL
27,500 $
52,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri_iibhouse for sale Waxa idin hayna guri iiba oo 5 qola; 2 suuli,iyo kijo, kuna yala hargaysa gaar ahan xafada xawaadle.Biyuhu_waa_24hours5_qolMadbakh_iyo_2suuliLa_xidhiidh:0633284567Qiimaha: 52'000$ waxna waa layska dayn karaa.Available to hargeisa
Hargeisa, SL/
3 years ago/
876 hits
Hargeisa, SL
52,000 $
110 $
guri kiro
3 years ago
Asc macaamiil waxaan kuu heenaa filo 2 qol kabanaan kirada waa $110Available to mogadishu
Mogadishu, SO/
3 years ago/
1128 hits
Mogadishu, SO
110 $
65,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri_iiba_Xafada_jigjigayarHouse for sale Guri iiba oo 6 qola; 3 suuli, iyo dayr gaadhi gala, Gaar ahaan eeriya jamacada(New generation University)Cabirku_waa 60/40Biyuhu_waa_24hour.6_qolMadbakh_iyo_3suuliDayr_gaadhi_galaQiimaha: 65'000$ waxna waa layska dayn karaa.Available to hargeisa
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1089 hits
Hargeisa, SL
65,000 $
31,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iiba Xafada Sh Mubaarighouse for sale Guri iiba oo 5 qola; 2 suuli, Waa xafadda sh mubaarih, Gaar ahaan eeriya tukanka (dhaga-caleen)Guri biyo leh5 qolMadbakh iyo 2suuliLa xidhiidh:0633284567Qiimaha: 31'000$ waxna waa layska dayn karaa.Available to hargeisa
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1154 hits
Hargeisa, SL
31,000 $
35,500 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah house for sale Waxaan idin haynaa guriGuri 4qolCabirka 17mx9mJidka 2jid Xaafada. Jar iskaxuurQiimaha $35500goobta M.B.K school Available to borama
Borama, SL/
3 years ago/
1026 hits
Borama, SL
35,500 $
35,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxan idiin haynaa aqal iiba oo ku yaala xafada sheekh Cismaan ee magalada boorama wuxuu ka kooban yahay 4 maqsin 3 suuli iyo madbakhii iyo qaybtii gaadhiga la dhigayay cabirka uu ku yaalaa na waa 15×15 .m.=225 square qiimuhuna waa 35000$
Borama, SL/
3 years ago/
1793 hits
Borama, SL
35,000 $
280 $
guri kiro
3 years ago
GURI KIRO AH Macmiil waxaan kuu haynaa guri kiro ah oo ku yaala xaafa Qoorgaab qaybta soo xigta dhakhtarka awdal Guriga oo ka kooban 5 qol 3suuli istoodh Wana giri aad u fican oo baarkin wanaaagsan leh Qiimaha $280
Borama, SL/
3 years ago/
1144 hits
Borama, SL
280 $
550 $
guri kiro goglan
3 years ago
GURI GOGLAN OO KIRO AH waxaan idiin haynaa guri goglan Oo kuyaala xaafada sheeekh cali jowhar Waana 4qol meelfiican kuyaala 2 suuli Barkin wanaagsanleh Cabirka 15mx15m Qiimaha $550
Borama, SL/
3 years ago/
2072 hits
Borama, SL
550 $