Showing 49 - 72 of 294 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
9 months ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
9 months ago/
919538 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
45,000 $
dhul iiba
3 years ago
DHUL_IIBA_XAFADA_JIGJIGAYARLand for sale Laba baloodh oo iiba ah, kuna yala magalada hargaysa gaar ahan xafada Jigjigayar(una dhow istaanka basaska Jigjigayar).Cabirku_waa 24m×18m midkiiba.Sharcina_wuu_leeyahayLa_xidhiidh:0633284567Qiimaha waa: 45'000$ midkiiba, waxna waa layska dayn karaa.Available to hargeisa
Hargeisa, SL/
3 years ago/
647 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
15,000 $
dhul iiba
3 years ago
dhul iibland for sale Jagadan Cabirkeedu Waa 15x15=225 square Meter Waxay leedahay 2 Waddo Waana Kaara koorne Waxayna ka horjeedaa gurigaa Idiin Muuqda Waxay ku taalaa Bariga Magaalada Borama Xaafadda Soomane Waxayna Koonfur ka xigtaa Xaafadda jarka Qiimuhuna Waa 15,000$Available to borama
Borama, SL/
3 years ago/
172 hits
Borama, SL
15,000 $
10,000 $
dhul iiba
3 years ago
Jago iibLand for sale Jagadan Cabirkeedu Waa 30x15=450 square meter Waxay leedahay 2 Waddo Waxay ku taalaa Galbeedka Magaalada borama Xaafadda sh Nuur AMA Waraabe Dareerey Waxay jaarlatahay Isguulka Sh Nuur Laydhka iyo Biyuhuna Way ku jiraan Qiimuhuna Waa 10,000$Available to borama
Borama, SL/
3 years ago/
149 hits
Borama, SL
10,000 $