Showing 25 - 48 of 294 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
10 months ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
10 months ago/
1176713 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
25,000 $
dhul iiba Masalaha
3 years ago
Waxa idin hayna dhul iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahan xafada masallaha. #Udhow_kaydka_biyaha(taangiga) #Sharciyeysan_seesan. #Cabirku_waa_24m*18m 432 square meter #Qiimaha_25'000$ Open for NEGOTIATION
Hargeisa, SL/
3 years ago/
380 hits
Hargeisa, SL
25,000 $
7,500 $
jago iiba
3 years ago
jago iib land for sale Jagadan Cabirkeedu Waa 30x30=900 Square meter Waxay leedahay 3 Waddo Waxay ku taalaa Galbeedka Xaafadda Wabar ee Magaalada Borama Waxayna u jirtaa 600m Waana Jago ka Diiwaan gashan D/Hoose oo Naqshadii le Qiimuhuna Waa 7,500$ Available to borama
Borama, SL/
3 years ago/
552 hits
Borama, SL
7,500 $
17,500 $
dhul iiba
3 years ago
DHUL iibLand for sale afar baloodh iiba kuna yala masalaha bari,Wana dhul jaanis ah kuna yala meel siman oo jay adag ah, Afar_baloodh_oo_dayran.Cabirku_waa_ 20m×15m midkiiba.Sharcina_wuu_leeyahayQiimaha_waa: 17'500$ midkiiba, waxna waa layska dayn karaa.Available to hargeisa
Hargeisa, SL/
3 years ago/
430 hits
Hargeisa, SL
17,500 $
26,500 $
dhul iiba
3 years ago
DHUL IIBA AH Land for sale Macmiil waxaan kuu haynaa dhul iib ah oo ku yaala xaafada cabdi duhur waana dhul fiican oo adag waana qaybta soo xigta xafada cali black Cabirka= 30mx30m wado = sadex wado Qiimaha = $26,500Available to borama
Borama, SL/
3 years ago/
764 hits
Borama, SL
26,500 $
11,000 $
jago iiba
3 years ago
JAGO IIB AH Land for sale Macmiil waxaan kuu haynaa jago iiba oo ku taala xaafada cabdi duhur Waana jago meel fiican ku taala Waxay leedahy labo wado oo fiican Cabirka =30mx15m Qiimaha=$11,000Available to Borama
Borama, SL/
3 years ago/
864 hits
Borama, SL
11,000 $
32,000 $
beer iiba
3 years ago
Beer iib Waxan idiin hayaa Beer iiba oo Cabirkeedu Yahay 220x190=41,800 square meter Beertani Waxay ku taalaa koonfurta Magaalada Borama Mesha loo yaqaano Gorayo Cawl Waxayna Galbeedka ka Xigtaa Wadada Laamiga ah ee isku Xidhadha Borama iyo Hargaysa Waxayna u jirtaa Wadada Qiyaas Dhan 300m Waana Beer Meel Fiican ku ta...
Borama, SL/
3 years ago/
1628 hits
Borama, SL