Showing 49 - 72 of 295 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
9 months ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
9 months ago/
922107 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
29,000 $
dhul iiba 24mx18m = 432m2
3 years ago
Fursad_Dhul_Iib Ah. Xaafada : Masalaha, gaar ahaan Badhtamaha Magaalo Cosob. Cabirka : saddex Baloodh, 24X18, Waa Laysku Iibinayaa, Waana la kala Iibinayaa. Qiimahu : $29,000 Mid Kiiba
Hargeisa, SL/
3 years ago/
135 hits
Hargeisa, SL
29,000 $
28,500 $
dhul iiba 30mx15m = 450m2
3 years ago
Legal Documments are Available JAGO IIB AH Macmiil waxaan kuu haynaa jago iiba oo kutaala xaafada sheekh cali jowhar qaybta xigta guryaha Dahabshil waana dhul fiican oo siman Cabirka =30mx15m Qiimaha =$28,500
Borama, SL/
3 years ago/
119 hits
Borama, SL
28,500 $
28,000 $
jago iiba 30mx30m = 900m2 borama land for sale
3 years ago
Legal Documments are Available Waxa idin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada Borama gaar ahaana xafada WARAABE DAREERRI / KAALINTA INA ODAY waxanu udhow yahay KAALINTA INA ODAY WADADA JABUUTI cabirkeduna waa 30m×30m,waxana ka dhismi kara 24 qol iyo kijo iyo suli, Qiimuhu waa 28000 $waxna waa layska dayn karaa
Borama, SL/
3 years ago/
165 hits
Borama, SL
28,000 $
28,000 $
dhul iiba in borama
3 years ago
waxaan idiin haynaa jago iib ah oo ku taala borama xafada alxayaad. 30*30 $28,000
Borama, SL/
3 years ago/
2117 hits
Borama, SL
28,000 $
27,859 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Waxan hayna guri iib a oo ku yaala Referralka korkisa ama masaajitka bila deerka Gurigu waa 5 qol 4 qol oo sarab ah iyo 2 qol oo laban ah Cabirka 300 karemeter Qiimaha 1million100 kun birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1306 hits
Jigjiga, ET
27,859 $
27,859 $
dhul iiba
3 years ago
DHUL IIB AH waxan hayna dhul iib ah oo ku yaala weyteen ama inta uu dhaxeeysa karamardha iyo hararkelaga Cabirka waa laba qodi ama 3200 karemeter Wajahadda laamiga ah haysata Qiimaha 1million 100 kun birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha ah
Jigjiga, ET/
3 years ago/
189 hits
Jigjiga, ET
27,859 $
27,000 $
GURI IIB ooh hargaysa 24mx18m
3 years ago
Nooca: Hal baloodh oo iib ah. Magaalada: Hargeisa. Degmada: Axmed Dhagax Xaafada: Masalaha Goobta: Agagaarka dayrarka Ciir ama kasii jeedka fooqa Caydaruus. Cabirka: Nooca: Hal baloodh oo iib ah. Magaalada: Hargeisa. Degmada: Axmed Dhagax Xaafada: Masalaha Goobta: Agagaarka dayrarka Ciir ama kasii jeedka fooqa Caydaruu...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
134 hits
Hargeisa, SL
27,000 $
27,000 $
Dhul iiba 18mx24m= 432m2 LAND FOR SALE
3 years ago
Dhul iiba , Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada daloodho, Waxanay dhinaca waqooyi ka xigtaa ama ay u dhow dahay garoonka shulaac ama hotelka cada-lool ee ilma nuur cigaal, Waana dhul jaanis ah kuna yaala meel dhisantay oo guryo badani ka socdaan, Cabirkiisuna waa 18m×24m oo ay ka...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
185 hits
Hargeisa, SL
27,000 $
27,000 $
Beer biyood iiba
3 years ago
Waxan idiin hayaa Beer biyood iiba oo Cabirkeedu Yahay 600x150=90,000 square Meter Waxayna 150m u haysataa Dhinaca Dooxa Waxayna ku taalaa Meesha loo yaqaano Xaliimaale oo ka tirsan Degmada boon G Awdal Waxana Marta Wadada isku Xidha Borama iyo jabouti Beertani Waa beeraha ugu biyaha badan Deegaanka xaliimaale Waana be...
Borama, SL/
3 years ago/
658 hits
Borama, SL
27,000 $