Showing 49 - 72 of 173 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
9 months ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
9 months ago/
889114 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
150 $
guri kiro
3 years ago
GURI KIRO AH.. Waa guri kiro ah oo ka kooban sadex qol kuna yaal xaafad sheekh cali jawhar Qiimahu waa $150 waa guri cusub
Borama, SL/
3 years ago/
606 hits
Borama, SL
150 $
350 $
guri kiro goglan
3 years ago
Waxaan idiin haynaa guri kiro ah Oo isku kiraysa Location sh ali jawhar Cabirka 7×15m Qiimaha:350$ Qololka 3 qol
Borama, SL/
3 years ago/
1339 hits
Borama, SL
350 $
101,422 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Waxan hayna guri iib ah oo ku yaala labaada wadadood dhaxdooda tan qabribaayax iyo tan wajaale Gurigu waa 6qol 4qol isku dadan iyo 2 service ah Laba wado ayu haysta Dhul banaan oo ganacsi ku haabo uu leeyahay Cabirka dhulka waa 500 karemeter Qiimaha waa 4million birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
Jigjiga, ET/
3 years ago/
2076 hits
Jigjiga, ET
101,422 $
106,369 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Waxan hayna guri iib ah oo ku yaala bada Cas amaNOGOB xaga danbey Gurigu waxu ka kobayahi Waa 7 qol isku dadan iyo 2 qol service Meel fican ku yaala Darad baladhan leh Cabirka 400 karemeter Qiimaha 4 million iyo 200 kun birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1183 hits
Jigjiga, ET
106,369 $
265,000 $
guri filo iiba
3 years ago
Asc macaamiil waxaan kuu heenaa guri filo iib ah / beec ah cabirka #guriga waa 20x10 midkiiba waan 2 nusboos qiimaha guriga waa $265,000
Mogadishu, SO/
3 years ago/
1998 hits
Mogadishu, SO
265,000 $
200 $
guri kiro
3 years ago
Asc macaamiil waxaan kuu heenaa guri rubac 3 qol suuli iyo jigo laamiga waxa ujiraa 1 wado kirada guriga waa $200
Mogadishu, SO/
3 years ago/
880 hits
Mogadishu, SO
200 $
38,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Macmiil waxaan kuu haynaa guri iib oo kuyaala xaafada jarka qaybta xigta schoolka ubaya secondary school waana guri ka kooba 4 qol 2 suuli daaraad fiican iyo baarkin wanaagsan Laamayda labo wado ayaa ka xigta Cabirka guriga =10mx15 Qiimaha guriga =$38000
Borama, SL/
3 years ago/
2510 hits
Borama, SL
38,000 $
52,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI_IIBA_OO_JAANIS_AH Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada boqol-jire Waxanu u dhowyahay guriga maayirka ee boqol-jire. Qolalkiisuna waa afar qol oo hurdaa,fadhi-cunto, saddex suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 52,000$ ...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
746 hits
Hargeisa, SL
52,000 $
26,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI_IIB_AH_OO_JAANIS_AH Nooca: guri xaas Magaalada: Hargeisa Degmada: 31may Xaafada: faluuja Goobta:Agagaarka kaalinta meecaad Qolalka: Afar qol iyo laba suuli iyo kijo Qiimaha: $26'000 wax layska dayn karo
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1253 hits
Hargeisa, SL
26,000 $
24,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx8m Jidka 1jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $24.000 goobta dada turkiga
Borama, SL/
3 years ago/
747 hits
Borama, SL
24,000 $
21,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx8m Jidka 1jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $21.000 goobta dada turkiga
Borama, SL/
3 years ago/
1008 hits
Borama, SL
21,000 $