Showing 49 - 72 of 170 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
10 months ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
10 months ago/
1051140 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
106,369 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Waxan hayna guri iib ah oo ku yaala bada Cas amaNOGOB xaga danbey Gurigu waxu ka kobayahi Waa 7 qol isku dadan iyo 2 qol service Meel fican ku yaala Darad baladhan leh Cabirka 400 karemeter Qiimaha 4 million iyo 200 kun birr Waxi faahfaahina naa laa soo xidhiidha
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1212 hits
Jigjiga, ET
106,369 $
265,000 $
guri filo iiba
3 years ago
Asc macaamiil waxaan kuu heenaa guri filo iib ah / beec ah cabirka #guriga waa 20x10 midkiiba waan 2 nusboos qiimaha guriga waa $265,000
Mogadishu, SO/
3 years ago/
2015 hits
Mogadishu, SO
265,000 $
200 $
guri kiro
3 years ago
Asc macaamiil waxaan kuu heenaa guri rubac 3 qol suuli iyo jigo laamiga waxa ujiraa 1 wado kirada guriga waa $200
Mogadishu, SO/
3 years ago/
899 hits
Mogadishu, SO
200 $
38,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Macmiil waxaan kuu haynaa guri iib oo kuyaala xaafada jarka qaybta xigta schoolka ubaya secondary school waana guri ka kooba 4 qol 2 suuli daaraad fiican iyo baarkin wanaagsan Laamayda labo wado ayaa ka xigta Cabirka guriga =10mx15 Qiimaha guriga =$38000
Borama, SL/
3 years ago/
2537 hits
Borama, SL
38,000 $
52,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI_IIBA_OO_JAANIS_AH Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada boqol-jire Waxanu u dhowyahay guriga maayirka ee boqol-jire. Qolalkiisuna waa afar qol oo hurdaa,fadhi-cunto, saddex suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 52,000$ ...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
768 hits
Hargeisa, SL
52,000 $
26,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI_IIB_AH_OO_JAANIS_AH Nooca: guri xaas Magaalada: Hargeisa Degmada: 31may Xaafada: faluuja Goobta:Agagaarka kaalinta meecaad Qolalka: Afar qol iyo laba suuli iyo kijo Qiimaha: $26'000 wax layska dayn karo
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1282 hits
Hargeisa, SL
26,000 $
24,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx8m Jidka 1jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $24.000 goobta dada turkiga
Borama, SL/
3 years ago/
770 hits
Borama, SL
24,000 $
21,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx8m Jidka 1jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $21.000 goobta dada turkiga
Borama, SL/
3 years ago/
1032 hits
Borama, SL
21,000 $
17,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah Waxaan idin haynaa guri Guri 3qol Cabirka 15mx8m Jidka 2jid Xaafada. Shekh Cali Qiimaha $17000 kun goobta kaydka biya hoostisa
Borama, SL/
3 years ago/
1255 hits
Borama, SL
17,000 $
300 $
guri kiro
3 years ago
soodhawaada Waxaan Idiin Haynaa Guri Kiro ah Waa Guri Cusub Wuxuu Ku Yaala xaafada_jigjigayar Gaar ahaan Agagaarka Jaamacada ADMAS Waa 6_qol iyo qolkii service ka Qiimaha 300$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
625 hits
Hargeisa, SL
300 $
3,900 $
dhul iiba 12mx12m = 144m2
3 years ago
Fursad Dhul Jaban oo Iib Ah. Xaafada : Siinay Dambe, Galbeedka Guriga Xilibaan Xuseen Axmed Caydiid, Sanaaga Buurta. Cabirka : 12x12. Qiimahu : $3,900
Hargeisa, SL/
3 years ago/
158 hits
Hargeisa, SL
3,900 $
58,000 $
guri iiba house for sale
3 years ago
Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Jigjigayar. Waxan udhow yahay hutelka mansoor. waana afar qol oo hurdaa , fadhi iyo cunto,iyo kijo, iyo saddex suuli, iyo dayrkii, Waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday loona dhisay nashqad cusub oo cajiib ah. Qiimuhu waa 58,000$waxna wa...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
665 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
250 $
guri kiro
3 years ago
Waa Apartment Kiro Ah, Wuxu kuyala Dg_bondhere Waa qebta Sare oo Ka Koban 2-Qol_suli_iyo_Kushin Qiimaha Kirada Waa $250
Mogadishu, SO/
3 years ago/
836 hits
Mogadishu, SO
250 $
400 $
guri kiro
3 years ago
Waa Abartemnt Kiro Ah, Wuxu kuyala dg_holwadag dhabarka danbe ee olow Wuxu Ka Kobanyahay 3-Qol- 2- Suuli Kushiin Iyo left ama Wiish Qiimaha Kirada Waa $400
Mogadish