Showing 73 - 84 of 84 results
Top offer
premium
27,000 $
two land for sale
10 months ago
Je vends deux terrains. l'une est un coin (deux routes passent des deux côtés). Le prix est à débattre. Waxaan iibinayaa laba huées oo dhul ah. kow waa gees (laba waddo ayaa labada dhinac u gudubta) qiimuhu waa ka heeshin.
Maroodi Jeex, SL/
10 months ago/
1032440 hits
Maroodi Jeex, SL
27,000 $
Hamze hassan
72,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Hargeisa, Jig-jiga Yar, Bacaado, $ 72, 000. Wadahadalna furan.Afar qool hurdo ahQol fadhi iyo cunto ah.labo suuli oo gudaha ahKitchen Qol Iyo Suuli dibada ahGeydh Saddex Gaadhi gal ah.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1753 hits
Hargeisa, SL
72,000 $
73,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIBA JIGJIGAYAR MAANSOOR GALBEEDKEDwaa 22m×12m.waa 6 qol iyo 3 suuli, iyo kijo, iyo dayr. waa 73,000$ waxna waa layska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1013 hits
Hargeisa, SL
73,000 $
73,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah, kuna yaalla XaafadaJig-Jiga Yar, khaas ahaan Guriga Ex Mayor Soltelco agtiisa ama Garoonka Baxsane.12M×25M$ 73,000 open for nogotiation Waa guri ka kooban:Afar Hurdo gudaha ahQol Cunto iyo Fadhi ah, labo suuli gudaha ahMadbakhiiQol Iyo Suuli dibada ahGeydh 3 gaadhi gal ah.waa guri Cusub ah oo loo dhammeyst...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
2401 hits
Hargeisa, SL
73,000 $
79,000 $
GURI IIB ooh jigjiga meel wanaagsan iyo qolal kala duwan
3 years ago
GURI IIB AH #Nooca: Guri iib ah #Degmada: Ibraahim Koodbuur #Xaafada: Jigjiga yar #Goobta: Wuxu ka danbeeya jamacada Admas. #Qolalka: Fadhi iyo Cunto isku furan, afar hurdo ah, qol services ah, kitchen iyo seddex suuli. #Qiimaha: $79000 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh #Telesom #Somtel
Hargeisa, SL/
3 years ago/
3437 hits
Hargeisa, SL
79,000 $
82,000 $
guri iiba Hargeisa Houses for sale
3 years ago
soodhawaada waxaan Idiin Haynaa Guri Iiba Waa Guri 5_qola iyo qolkii Dibada BiyO leh Gayidhkiisa Laba Gaadhi Gali Karayaan Waa Guri Cusub Oo Hada Farta Laga Qaaday Wuxuu Ku Yaala Jigjigayar Masjid MulaC Agtiisa Xaga Wadada U Dhaw Qiimuhuna Wuxuu Ka Bilaab mayaa 82,000$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
921 hits
Hargeisa, SL
82,000 $
88,600 $
GURI IIBA Waa ila 350 m2 Houses for Sale
3 years ago
Waa guri iib ah oo ka kooban 7 qol 5 isku dadan iyo Laba service ah jiko Laba musqulood wuxuuna ku yala xafada 7 aad oo udhow xafada Marsin wuxuu haystaa jid fiican dhulku Waa ila 350 kareQuimaha waa 4200000birr 88600 dollar
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1923 hits
Jigjiga, ET
88,600 $
91,666 $
GURI IIBA Waa 500 kare meel fiican ku yalaa
3 years ago
Waa guri iib ah oo ka kooban 6 qol oo isku dadan iyo 3 service ah 3 musqulood jiko wuxuu ku yalaa xafada badacas dhulku Waa 500 kare meel fiican ku yalaa qiimuhuuna Waa 4400 000birr 91666 dollar
Jigjiga, ET/
3 years ago/
1457 hits
Jigjiga, ET
91,666 $
101,422 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIB AH Waxan hayna guri iib ah oo ku yaala labaada wadadood dhaxdooda tan qabribaayax iyo tan wajaale Gurigu waa 6qol 4qol isku dadan iyo 2 service ah Laba wado ayu haysta Dhul banaan