Showing 49 - 72 of 239 results
13,500 $
jago iiba
3 years ago
Jagadani Cabirkeedu Waa 30x30=900 square meter Waxay leedahay 3 Waddo Waxayna Ku taalaa Galbeedka Magaalada borama Waxay koonfurta kaga beegantahay Xaafadda Wabar village Waana Meelaha Aadka Qiimahoodu u korayo Kuna Haboon In ladago Qiimuhuna Waa 13,500$
Borama, SL/
3 years ago/
522 hits
Borama, SL
13,500 $
17,500 $
jago iiba
3 years ago
Jagadan Cabirkeedu Waa 15x15=225 square Meter Waxay leedahay 1 Waddo oo 15m ah Waxay ku taalaa Xaafadda Sh Calijawhar ee Magaalada Borama Waxay Bariga ugu toosantahay Isguulka Sh Calijawhar Waana Meelaha Aadka loo jecelyahay Qiimuhuna Waa 17,500
Borama, SL/
3 years ago/
160 hits
Borama, SL
17,500 $
26,000 $
jago iiba
3 years ago
Jagadan Cabirkeedu Waa 30x15=450 square Meter Waxay leedahay 2 Waddo Waana Kaara koorne Waxay ku taalaa Xaafadda Jarka ee Bariga Magaalada Borama Waxay jaarlatahay Isguulka MBK Waxayna kaga soo jeedaa koonfur Qiimuhuna Waa 26,000$
Borama, SL/
3 years ago/
151 hits
Borama, SL
26,000 $
27,000 $
Beer biyood iiba
3 years ago
Waxan idiin hayaa Beer biyood iiba oo Cabirkeedu Yahay 600x150=90,000 square Meter Waxayna 150m u haysataa Dhinaca Dooxa Waxayna ku taalaa Meesha loo yaqaano Xaliimaale oo ka tirsan Degmada boon G Awdal Waxana Marta Wadada isku Xidha Borama iyo jabouti Beertani Waa beeraha ugu biyaha badan Deegaanka xaliimaale Waana be...
Borama, SL/
3 years ago/
892 hits
Borama, SL
27,000 $
7,500 $
dhul iiba
3 years ago
Waxan idiin haynaa jago iiba oo ku taala xafada sheekh Cismaan ee magalada boorama gaar ahaan soo jeedka sheekh Cismaan cabirkeeguna waa 15×7.5.m. way wada seesantay macaa maqsinadii jaajurka ayunbaa la saarayaa qiimuhuna waa 7500$
Borama, SL/
3 years ago/
239 hits
Borama, SL
7,500 $