Showing 49 - 52 of 52 results
82,000 $
guri iiba Hargeisa Houses for sale
3 years ago
soodhawaada waxaan Idiin Haynaa Guri Iiba Waa Guri 5_qola iyo qolkii Dibada BiyO leh Gayidhkiisa Laba Gaadhi Gali Karayaan Waa Guri Cusub Oo Hada Farta Laga Qaaday Wuxuu Ku Yaala Jigjigayar Masjid MulaC Agtiisa Xaga Wadada U Dhaw Qiimuhuna Wuxuu Ka Bilaab mayaa 82,000$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1055 hits
Hargeisa, SL
82,000 $
85,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay garoonka baxsane ama guriga maayirka. Qolalkiisuna waa afar qol oo hurdaa,fadhi-cunto, saddex suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 85,000$ waxna waa laysk...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1445 hits
Hargeisa, SL
85,000 $
115,000 $
guri iiba
3 years ago
guri aad u weyn oo qasri ah Waxanu kuyalla xafada boqol-jire gar ahan sacadadiin mall.waa 24m×18m ama 80 by 60.10 qol lix qol oo hurda, iyo fadhi-cunto, iyo laba qol oo services ah, iyo dayr weyn oo 4 gadhi galaan.waa 115,000$ waxna waa layska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1371 hits
Hargeisa, SL
115,000 $
120,000 $
guiri iiba 24mx24m = 576m2 hargeisa house for sale
3 years ago
Guri iib ah Waa guri fooq ah oo saddex wajahadood leh kana kooban 6 qol ,2 Suuli, deyr weyn. Çabbirka uu ku fadhiyo : 24 m by 24 m Goobta: Hargeysa Xaafadda:Calaamadda,Star hotel koonfurtiisa Qiimaha Iibka: $ 120,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1353 hits
Hargeisa, SL
120,000 $