Showing 49 - 58 of 58 results
72,000 $
guri iiba kuna Hargeisa - Jigjiga-Yar
3 years ago
waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Jigjigayar, waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday loona dhisay nashqad cusub, waana 6qol iyo dayrkii iyo saddex suuli iyo kijo, ee hore u gaadh macmiil. qiimahiisuna waa 72,000$ waxna waa layska dayn karaa, Call: Tell: +252-634848758 ...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1535 hits
Hargeisa, SL
72,000 $