Showing 1 - 24 of 68 results
300,000 $
dhul iiba 90mx48m = 4320m2
3 years ago
Legal Docummets are Available Waxan idin haynaa balog iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada boqol-jira. Waana baloog sharciyeysan oo seesan kuna yaala meel istarajiya. Cabirkiisuna waa 90m×48m ama 4,320m isku-weer. Qiimahiisuna waa 300,000$ waxna waa layska dayn karaa,
Hargeisa, SL/
3 years ago/
780 hits
Hargeisa, SL
300,000 $
210,000 $
dhul iiba oo ah cabirkiisu yahay 48mx90 = 4320m2
3 years ago
waxaan ku haya dhul iib ah oo ku yaala haleeya meel fiican ku yaala cabirka dhulku 48m90 dhaw yahay kaalinta total ah ee lacagtu waa : $210.000 063 4420529
Hargeisa, SL/
3 years ago/
236 hits
Hargeisa, SL
210,000 $
130,000 $
Beer iiba hargeisa land for sale
3 years ago
Waa Beer wayn oo beeran Biyonaleh waxaa kubeeran dhamaan noocyadii dhirta waawayneyd Qiyaastii inkabadan 800 oogeed Cabirkeedu waa Balac_630m. Dhedarka_600m Qabta_beeran waa 240m Qiimaha $130,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
234 hits
Hargeisa, SL
130,000 $
Agamsa online market
80,000 $
beer iiba 500m hargeisa land for sale
3 years ago
Macmiil waxaan ku haynaa Beer iib ah kuna taala nawaaxiga Magalaada Hargeisa, Gaar ahaan dhaamka Xubo-Wayne, waxaana dhex Marta wadada dhaamka tagta. Beertu waa bustan(beer biyo leh) laakinse ma beerna. Cabirka Beertu waa 500m oo dherer ah iyo 100m oo balac ah. Qiimuhu waa 80000$ waxna waa layska dayn.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
707 hits
Hargeisa, SL
80,000 $