Showing 1 - 24 of 80 results
7,000 $
dhul iiba
3 years ago
DHUL IIB AH. Goobta hargaysa gaar ahaan madaarka dhankiisa hawd ama koonfureed una dhaxeeya wadada salaxlay iyo wadada baligubadle.Cabirka dhulku waa ( 80 bay 60) ama 24x18m.$7000 kun ayaa lagu baayacayaa Dhulku waa dhulsiman oo dhexna kujira heshiiskuna waa furanyahay
Hargeisa, SL/
3 years ago/
944 hits
Hargeisa, SL
7,000 $
115,000 $
guri iiba
3 years ago
guri aad u weyn oo qasri ah Waxanu kuyalla xafada boqol-jire gar ahan sacadadiin mall.waa 24m×18m ama 80 by 60.10 qol lix qol oo hurda, iyo fadhi-cunto, iyo laba qol oo services ah, iyo dayr weyn oo 4 gadhi galaan.waa 115,000$ waxna waa layska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1313 hits
Hargeisa, SL
115,000 $
25,000 $
dhul iiba in hargeisa
3 years ago
Dhul iib ah magaalada hargaysa gaar ahaan xaafada calaamada una dhaw dhakhtarka intertionalka dhankiisa galbeed Cabirkiisu waa 18x12. Qiimahu waa $25,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
421 hits
Hargeisa, SL
25,000 $
2,500 $
dhul iiba in hargeisa
3 years ago
dhul iiba in hargeisa gaar ahaan masalaha marka laraaco wadada baligubadle. Cabirkiisu waa 12x10 Qiimahu waa $25,00 heshiis kuna waa furan yahay open for negociation
Hargeisa, SL/
3 years ago/
942 hits
Hargeisa, SL
2,500 $