Showing 73 - 96 of 130 results
42,000 $
guiri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
GURI IIB AH Magaalada: Hargeisa Degmada: 31ka May Xaafada: Gandahaar Goobta: Agagaarka Waaxda degmada 31 ka May. Qolalka: Seddex qol hurdo ah, fadhi iyo cunto, labo suuli, kitchen iyo dayr 8M ah. Qiimaha: $42,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
839 hits
Hargeisa, SL
42,000 $
67,000 $
guiri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
Guri iib ah. Magaalada: Hargeisa Degmada: 31 ka May Xaafada: Isha borama. Goobta: wuxu ka danbeeya jamacada Hargeisa. Qolalka: seddex qol oo hurdo ah, fadhi iyo cunto, seddex suuli, kitchen iyo dayrkii. Qiimaha: $67'000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
749 hits
Hargeisa, SL
67,000 $
120,000 $
guiri iiba 24mx24m = 576m2 hargeisa house for sale
3 years ago
Guri iib ah Waa guri fooq ah oo saddex wajahadood leh kana kooban 6 qol ,2 Suuli, deyr weyn. Çabbirka uu ku fadhiyo : 24 m by 24 m Goobta: Hargeysa Xaafadda:Calaamadda,Star hotel koonfurtiisa Qiimaha Iibka: $ 120,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1224 hits
Hargeisa, SL
120,000 $
43,000 $
guri iiba Hargeisa Houses for sale
3 years ago
Guri iib ah Waa guri ka kooban 5 qol oo laba Cunto iyo fadhi yihiin, kijo, 2 Suuli, Goobta: Hargeysa Xaafadda: Oktoobar Qiimaha Iibka: $ 43000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
684 hits
Hargeisa, SL
43,000 $
82,000 $
guri iiba Hargeisa Houses for sale
3 years ago
soodhawaada waxaan Idiin Haynaa Guri Iiba Waa Guri 5_qola iyo qolkii Dibada BiyO leh Gayidhkiisa Laba Gaadhi Gali Karayaan Waa Guri Cusub Oo Hada Farta Laga Qaaday Wuxuu Ku Yaala Jigjigayar Masjid MulaC Agtiisa Xaga Wadada U Dhaw Qiimuhuna Wuxuu Ka Bilaab mayaa 82,000$
Hargeisa, SL/
3 years ago/
930 hits
Hargeisa, SL
82,000 $
17,000 $
dhul iiba 20mx10m = 200m2 hargeisa land for sale
3 years ago
Legal Documments are Available dhul iiba hargaysa xafada qunyar dega cabirka 20×10 qiimaha $17,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
144 hits
Hargeisa, SL
17,000 $
14,000 $
dhul iiba 24mx36m = 864m2 Hargeisa land for sale
3 years ago
Legal Documments are Available DHUL IIB AH 1) Jago Cabbir: 24m by36 m Goobta: masalaha,Hotelka weyn ee la dhisaayo kusoo jeeda Hijhooyin - Laba wajahadood Qiimaha waa: $14,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
157 hits
Hargeisa, SL
14,000 $
6,500 $
dhul iiba 18mx24m = 432m2 hargeisa land for sale
3 years ago
Legal Documments are Available DHUL IIB AH 1) Jago Cabbir: 18m by24 m Goobta: masalaha,Hotelka weyn ee la dhisaayo ku dhaw Hijhooyin - Laba wajahadood Qiimaha waa: $6,500
Hargeisa, SL/
3 years ago/
151 hits
Hargeisa, SL
6,500 $
22,000 $
dhul iiba 24mx18m = 432m2 hargeisa land for sale
3 years ago
Legal Documments are Available Waxa idiin haynaa dhul iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Hodan hilis, Waxanu u dhow yahay xarunta cable ee new hargaysa, Waana dhul istarajiya kuna yaala meel fiican oo adag iskuna siman, oo ah laf jay ah. Cabirkiisu yahay 24m×18m #qiimahiisuna_yahay 22,000$ waxna wa la...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
478 hits
Hargeisa, SL
22,000 $
45,000 $
guri iiba hargeisa House for sale
3 years ago
Guri_iiba Goobta: jameecada masajidka jameecada inyar galbeedkiisa Kakooban: 5qol, 2suuli iyo kejo iyo qayb hore oo dayr ka dhismi karo Qiimaha:$ 45000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
431 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
6,500 $
dhul iiba 6mx18m = 108m2 hargeisa land for sale
3 years ago
Legal Documments are Available Dhul_iiba Goobta:Maxamed Mooge gaar ahaan dhakhtarka ismacil sokadiisa, sharcigiina wuu leeyahay Cabirka: 6m x 18(nusbalood) Qiimaha: 6500
Hargeisa, SL/
3 years ago/
152 hits
Hargeisa, SL
6,500 $
4,000 $
dhul iiba 18mx20m = 360m2 Hargeisa land for sale
3 years ago
Dhul_iiba Goobta: Masalaha siirooga inyar barigiisa waana kaara koone Cabirka: 18m x 20m Qiimaha: $4000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
155 hits
Hargeisa, SL
4,000 $