Showing 25 - 48 of 91 results
45,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
GURI IIB AH Magaalada: Hargeisa. Degmada: Axmed dhagax. Xaafada: Cali jaamac Goobta: agagaarka dalcada cali jamac. Qolalka: Shan qol, kitchen, seddex suuli iyo dayr gaadhi gal. Qiimaha: $45'000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
462 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
45,000 $
guri iiba
3 years ago
Waxaa idiin haynaa guri iiba kuna yala magalada hargaysa gaar ahana xafada Jigjigayar. Waxanu u dhowyahay jamacada admas. Qolalkiisuna waa shanv qol laba suuli, kijo iyo dayr. Waana guri meel istarajiya kuyala, loona dhisay nashqad cusub. Qiimuhu waa 45,000$ waxna waa layska dayn karaa
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1724 hits
Hargeisa, SL
45,000 $
43,000 $
guri iiba Hargeisa Houses for sale
3 years ago
Guri iib ah Waa guri ka kooban 5 qol oo laba Cunto iyo fadhi yihiin, kijo, 2 Suuli, Goobta: Hargeysa Xaafadda: Oktoobar Qiimaha Iibka: $ 43000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
714 hits
Hargeisa, SL
43,000 $
42,000 $
guiri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
GURI IIB AH Magaalada: Hargeisa Degmada: 31ka May Xaafada: Gandahaar Goobta: Agagaarka Waaxda degmada 31 ka May. Qolalka: Seddex qol hurdo ah, fadhi iyo cunto, labo suuli, kitchen iyo dayr 8M ah. Qiimaha: $42,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
865 hits
Hargeisa, SL
42,000 $
41,500 $
House for sale
3 years ago
GURI IIB AHGuri Biyo leh oo iib ah, kuna yaalla Xero-awr, khaas ahaan Jaamac Gunti12M×14M $41,500.Wadahadalna furanWaa guri ka kooban:Saddex Hurdo gudaha ahQol Cunto iyo Fadhi ah, Labo suuli gudaha ahMadbakhiiSuuli dibada ahDaarad dambewaa guri dhisme dhexe ah, sidoo kalena Biyo leh, Sariibadii, Buskii, Suuqii, iyo dha...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1450 hits
Hargeisa, SL
41,500 $
41,000 $
guri iib ooh hargaysa guyala meel fiican
3 years ago
GURI IIB AH Nooca: guri iib ah Degmada: Gacan-libaax Xaafada: Cabaaye Goobta: Wuxu ka danbeeya farmasiga Daryeel. Qolalka: Shan qol, kitchen iyo labo suuli. Qiimaha: $41'000 NG: Waa guri biyo leh Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh Telesom Somtel
Hargeisa, SL/
3 years ago/
542 hits
Hargeisa, SL
41,000 $
39,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah Waa 4 qol, kijo, 2 Suuli iyo gaadhi gal Goobta: Hargeysa Xaafadda:Calaamadaha, Hotelka iskaandaneefiyaanka agtiisa. Qiimaha Iibka: $ 39000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
930 hits
Hargeisa, SL
39,000 $
36,000 $
guri iiba
3 years ago
GURI IIBA OO KU YALA HARGEISA XAAFADA XERO AWR 3 QOL $36000 FG,gurigu wuxuu leeyahey biyo
Hargeisa, SL/
3 years ago/
813 hits
Hargeisa, SL
36,000 $
35,000 $
guri iiba
3 years ago
guri iiba wuxu ku yala magalada hargeisa xafada XAWADLE wa 3 QOL $35000 FG,gurigu wuxuu leeyahey biyo wa good condition
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1137 hits
Hargeisa, SL
35,000 $
34,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada cabaaye, Waxanu udhow yahay wadada cad, Waana guri biyo leh oo ku yala meel istarajiya una dhow baskii iyo dhamaan adeegyadii, Waana afar qol iyo dayrkii iyo laba suuli iyo kijo, Qiimuhu waa 34,000$ waxna waa layska dayn karaa,
Hargeisa, SL/
3 years ago/
981 hits
Hargeisa, SL
34,000 $