Showing 73 - 89 of 89 results
City: Hargeisa
Category: Real estate
Transaction: All
Picture: Yes
Condition: Used
Age: All
Remove all
58,000 $
guri iiba house for sale
3 years ago
Waxa idiin haynaa guri iiba kuna yaala magalada hargaysa gaar ahaana xafada Jigjigayar. Waxan udhow yahay hutelka mansoor. waana afar qol oo hurdaa , fadhi iyo cunto,iyo kijo, iyo saddex suuli, iyo dayrkii, Waana guri cusub oo hada gacanta laga qaaday loona dhisay nashqad cusub oo cajiib ah. Qiimuhu waa 58,000$waxna wa...
Hargeisa, SL/
3 years ago/
676 hits
Hargeisa, SL
58,000 $
59,000 $
GURI IIBA kuna yaala daloodho
3 years ago
Hargaysa somaliland Xafada daloodho Una dhow kalinta Boodaale 5qol iyo dayr,kijo iyo saddex suuli Qiimaha 59,000$ Waxna waa la iska dayn karaa.
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1065 hits
Hargeisa, SL
59,000 $
60,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
Guri_iiba ah Goobta Hargaysa gaar ahaan daloodho Waa guri imika farta laga qaaday waana 5 qol jiko 2 suuli istoodh deyr laba gaadhi geli karaan basku hor marayo,Waxaanu xaga bari kasoo eegayaa kaantaroolkii daloodho. Qiimihiisu waa $60,000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1268 hits
Hargeisa, SL
60,000 $
Agamsa online market
63,000 $
guri iib ah oo ku yaal hargaysa, goob fiican iyo qolal kala duwan
3 years ago
GURI IIB AH Nooca: Guri iib ah Degmada: Ibraahim koodbuur Xaafada: 150-ka Goobta: Waqooyiga wadada 150-ka Qolalka: Fadhi iyo cunto isku furan, afar hurdo ah, kitchen iyo seddex suuli. Qiimaha: $63000 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh Telesom Somtel
Hargeisa, SL/
3 years ago/
5841 hits
Hargeisa, SL
63,000 $
65,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri iib ah Waa guri ka kooban 5 qol, 2 Suuli, gaadhi gal Goobta: Hargeysa Xaafadda:Calaamadaha, Gacalle hotel Qiimaha Iibka: $ 65000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
986 hits
Hargeisa, SL
65,000 $
65,000 $
guri iiba
3 years ago
Guri_iiba_Xafada_jigjigayarHouse for sale Guri iiba oo 6 qola; 3 suuli, iyo dayr gaadhi gala, Gaar ahaan eeriya jamacada(New generation University)Cabirku_waa 60/40Biyuhu_waa_24hour.6_qolMadbakh_iyo_3suuliDayr_gaadhi_galaQiimaha: 65'000$ waxna waa layska dayn karaa.Available to hargeisa
Hargeisa, SL/
3 years ago/
1137 hits
Hargeisa, SL
65,000 $
67,000 $
guri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
WAA GURI IIBA OO KUYAALA MAGALADA HARGSIA XAAFADA GANTALAHA AMA BASKA X.AWR U GUURAY WAA 6QOL AH WADAD U DHOW 67000$KUN DOLLAR CABIRKIISU 12MITIR18 AMA NUS BALOODH
Hargeisa, SL/
3 years ago/
721 hits
Hargeisa, SL
67,000 $
67,000 $
guiri iiba hargeisa house for sale
3 years ago
Guri iib ah. Magaalada: Hargeisa Degmada: 31 ka May Xaafada: Isha borama. Goobta: wuxu ka danbeeya jamacada Hargeisa. Qolalka: seddex qol oo hurdo ah, fadhi iyo cunto, seddex suuli, kitchen iyo dayrkii. Qiimaha: $67'000
Hargeisa, SL/
3 years ago/
760 hits
Hargeisa, SL
67,000 $
68,000 $
GURI IIB ooh hargaysa
3 years ago
GURI IIB AH Nooca: Guri iib ah Degmada: Ibraahim koodbuur Xaafada: Jigjiga yar Goobta: Agagaarka iskuulka British Qolalka: Lix qol, qol service ah, Kitchen, seddex suuli iyo dayr. Qiimaha: $68'000 Wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh Telesom Somtel
Hargeisa, SL/
3 years ago/
331 hits
Hargeisa, SL
68,000 $
69,000 $
Guri iiba oo cusub 20mx15m = 300m2
3 years ago
waxaan ku haya guri iib ah oo ku yaala ila masalah meel fiican ku yaala cabirka dhulku 20m15 dhaw yahay cusub lacagtu waa : $69.000 063 4420529
Hargeisa, SL/
3 years ago/
248 hits
Hargeisa, SL
69,000 $
72,000 $
guri iiba
3 years ago
guri iib ah kuna yaalla magalada hargaysa gaar ahan xafada JigjigayarWuxuu udhowyahay iskuulka gandi6qol iyo_qolkii service ahDayr 2gaadhi galaan iyo 3suuli,kijo.72,000$
Hargeisa, SL/
3 years ago/<